Zlatan Ibrahimovic oo ku Guulaystay Racfaan uu ka Qaatay Ganaax EUFA ku Riday

March 27, 2013 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Zlatan Ibrahimovic oo ku Guulaystay Racfaan uu ka Qaatay Ganaax EUFA ku Riday

Zlatan Ibrahimovic, ayaa ku guulaystay racfaan uu ka qaatay ganaax laba ciyaarood oo ku dhacay, isla markaana ka qaybgeli doona kulamada Champions ee PSG iyo Barcelona dhexmari doona.

Laacibkan reer Sweden ayay EUFA ku riday ganaax laba ciyaarood ah markii uu casaan qaatay ciyaartii PSG garoonka Mastella kula yeelatay Valencia, isagoo maqnaa kulankii labaad ee labadan naadi ku dhexmaray Faransiiska.

EUFA waxay oggolaatay inay ganaaxa laacibkan ku soo koobeen ciyaar keliya, taasoo ka dhigan inuu safan doono kulamada Barcelona, maadaama ganaaxu kaga dhamaaday ciyaartii labaad ee PSG iyo Valencia.

Arrintan waxa aad ugu diirsaday maamulka PSG iyo ciyaartoygan laftiisa, kuwaasoo isku raacay inay ku faraxsan yihiin sida xidhiidhu u dhegeysteen, una ixtiraameen racfaankii ay  qaateen.

 

 

Wariye siciid xuseen yuusuf

Somalilandfuture Hargeysa

Siciid4@yahoo.com

“V

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now