“Xumadani waxay Ku Xad Gudubtay Xuquqdii Bini Aadantimada” Xisbiga WADANI ee G.Togdheer oo canbareyey Falkii Hogamiyaha ay Xukumadu Kula Kacday

May 8, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe
Burco (SLF) Kadib markii u shuban biyood ka dilaacay gobolka saraar iyo gobolo kamid ah bariga somaliland, ayaa waxaa deeq mucaawino u qaaday Hogamiyaha xisbiga mucaradka ah ee wadani mudane xirsi cali xaaji xasan, iyadoo deeqdaasi laga hor isaagay in u gaadhsiyo dadkaasi u xanuunka shuban biyoodku helay
waxana arintaasi dhaleeceyey Masuuliyiinta xisbiga mucaradka ah ee wadani ee gobolka togdheer, kuwaasi oo ku tilmaamay falkaasi mid ka baxsan xaalada mini aadamnimo,
Waxaana ugu horayntii halkaasi ka hadlay Masuliyiinta xisbiga mucaradka ah ee wadani oo ay kamid ahayeen Gudomiyaha Xisbiga wadani ee gobolka togdheer xusen kaahin xayd, iyo badiba masuliyiinta kala duwan ee xisbigaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=DE5PGDxZ9Fw

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    2 visitors online now