Xoghayaha Ururka Gaadh Qaran oo Fariin U Diray Xukuumada Somaliland Kana Hadlay Xaaladaha Dalka

March 15, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Canada( SLF)- Xoghayaha ururka Gaadh Qaran Oo U Taagan ILaalinta Amniga iyo Danaha Qaranka JSL Mar Kastana La Wadaaga Xoga iyo Macluumaadka Masuuliyiinta Kala Duwan Ee Qaranka JSL  Ayaa Maanta Ka HAdlay Xaaladaha Kala Gedisan ee Somaliland

 

Kadib Markii Ururku Qiimeeyey Mar Xalada Dalku Jiro iyo Cadawga Wajiyada Badan ee Hareeraha Ka Taagan  Dalkeena Hooyo Kadib Markii Horumarka Dalkeena Hooyo U Soo Kordhay Banaanka Keenay Cadaw Badan oo Dalkeenu Leeyahay  Ayaa Ururka Gaadhka Qaranku Isaga oo Tixraacaya Xogta Sheegaysa In M/weynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo

 

Xukuumadiisa Ku Samaynayo  Reshuffling  Ama Isku Shaandhaynta   Gaar Ahaana Hadal Haynta Suuqa Ku Jirtaa Sheegayso in Mudane C/qani Ismaaciil Maxamed (Foodcadde)Loo Magacaabo Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Qaran JSL   Warkaas oo Ah War Farxadeedkii Ugu Miisaanka iyo Macaanka Badnaa Hadii M/weyne Siilaanyo Sida Loo Hadal hayo Ka Dhabeeyo Magacaabista  Taliyaha Sirdoonka Qaranka  Md C/qani (Foodcadde) Waxay Noqonayaa Waa.Cusub Oo U Beryey Haya.adda Aminiga Qaranka oo Maanta Dalkeenu Ugu Jilicsanyahay  in Kor Loo Soo Qaado  inaga Ka Duulayna  Mudane M/weyne Duurafaha inagu Xeeran  Dhan Kastaba   Mudane M/weyne Waxaanu Kugu Taageeraynaa  In Aad Magacaabis La Hadal Hayo ee Masuulkan  Mudane M/weyne  C/qani Ismaaciil Maxamed Foodcadde Hadii Maanta Somaliland U Baahantay Taliye Sirdoon oo Cusub   Ma Filayo Ururka Gaadhka Qaranku inuu Jiro Masuul Kaga Haboon Xilkaas Md Foodcadde Mudane M/weyne Ururka Gaadhka Qaranka oo Markiisa Hore Volountry ahaan ugu Adeegi jiray Qarankiisu Wuxuu Balan Ku Qaadayaa inuu Hadii Masuulkan Hadii Loo Magacaabo Taliska Sirdoonka Qaranka in .aanu Afar Jibaari Doono Dedaalkayagii Adeega Sirdoonka Qaranka ee Tabarucaadka ah Waxaa Hubaal Hadii Ay Iskaashaadaan iyo Md C/qani Foodcadde oo Taliye Noqday iyo Xubnaha  Wadaniyiinta ee Ururka Gaadh Qaran  in La Soo Afjaridoono Sheekooyinka Riqiiska ah ee Waa Lay Sixray Iyo Waa Lay Afduubtay Ee Hada Socota Ee Sirdoonka Wadamada Deriska Qaarkood Abaabulayaan

Mudane M/weyne Waxaad Masuul  Wax Badan Dunida Usoo.Joogay Waxaad Ogtahay ilaa Dagaalkii Qaboobaa ee Dunida Ilaa Maanta In Wadanba Wadanka uu Ka Sirdoon Fiicanayahay Ka Dhaqaale Badan ka Amni Fiicanyahay   Mudane M/weyne Adiga oo Mahadsan Haya.adda Sirdoonka Qaranku Maanta Masuulkay Rabtaa Waa C/qani Ismaaciil (Foodcadde) Shaqsi Aqoonteeda Leh  Waa Masuul. Karti Badan  Wuxuu Ururka Gaadh Qaran Qabaa Maalinta Ay Dhab Noqonto in Mr Foodcadde Loo Magacaabay Taliyaha Sirdoonka Qaranka in Cadawga Somaliland Dhabarka Jabi Doono  oo Godkiisa Biyo Ugu Gelidoonaan  Waxaanu inuu Taariikhada Amaanka Qaranka Waji Cusub U Furi Doono Haya.adda Sirdoonka Somaliland Noqon Doonto Ta Loogu Baqdin Baqdin Badanyahay Qaarada Afrika  Duniduna Wax Waydiin Doonto Sirdoonka Somaliland  M/weyne Waanu Taageeraynayaa Magaacabista La Hadal hayo Taliyha Sirdoonka Qaranka C/qani Ismaaciil Maxamed (Foodcadde)

Wuxuu Ururka Gaadh Qaran Leeyahay Ku Dhaqso M/weyne  Alle Xilka Ha Kula Garabgalo

 

Alla Mahadleh

 

Xoghayaha Ururka Gaadh Qaran

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
jk Talo Soo Jeedin Ku Socota Dhinacyada Ku Hawlan Gurmadka Abaarta Somaliland    March 24, 2017
ilaahay baa mahad leh, waxaan halkan duco iyo salaamad ugu dirayaa Gudiga Abaaraha Qaranka ee Culima
Madaxweyne Kastaba Hoggaamiye Ma Noqon Karo: W/Q Cabdiraxmaan Cadami    March 22, 2017
Inkasta oo dadka qaar isku qaldo labada darajo, Madaxweyne kasta ma noqon karo hoggaamiye laakiin, h
Ahmed wall Qormo taxane ah oo Ribada iyo Muraabaxada ka hadlaysa    March 18, 2017
In dhowaale waxa yeedhay qaylo-dhaan gilgishay inta damiirkoodu nool yahay. Dhiiladan baa ka dhalate
cabdi caydiid MARSADA BERBERA – LABA LAYSKU HELI MAAYO (W/Q: C/RAXMAAN CAYDIID)    March 14, 2017
Marka hore Mahad oo dhami Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_Mustafe MAQAAL: Maxaa U Dhaxeeya Baggiyada Islaamiga ah Iyo Banggiyada Ganacisga (Ribawiga ah)    March 11, 2017
1. Waa maxay Banggi Dul-saar leh (Ribo) Conventional Banks? 2. Waa maxay Banggi islaamiya? 3.
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
March 2017
M T W T F S S
« Feb    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now