XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE 07 May 2017: TACSI GUDDOOMIYE

May 7, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

07 May 2017

TACSI GUDDOOMIYE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo guud shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Keenadiid Cabdikariim Jaamac  oo ku geeriyooday cusbitaal ku yaal dalka Ingiriiska xalay oo taariikhdu tahay 07 May 2017.

Guddoomiyaha KULMIYE waxa uu ku tilmaamay Marxuum Keenadiid Cabdikariim Jaamac waxa uu ka mid ahaa muwaadiniinta qurba-jooga reer Somaliland ee jeclaa horumarka dalkooda iyo wax-wada-qabsiga ummaddooda, isagoo ahaa addoon wanaagsan, waxaannu Marxuumku waqtigan ka tirsanaa xisbiga KULMIYE.

Guddoomiyuhu waxa uu Marxuumadda Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, shacabkana uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.

 

Xafiiska warbaahinta xisbiga KULMIYE


Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Hoggaamiyaha Bulshaawiga Ah VS Igu Sawir: W/Q Mawliid Cali-dhure    August 23, 2017
Hoggaaminta bulshaawinimada leh waa tan hoggaamiyuhu si dabacsan ku raadiyo xidhiidh wanaagsan oo fa
Meher Meher Wacan    August 21, 2017
Meher Wacan   Maxamed Ciise Jaamac (Shabeel), Maxamed Axmed Faarax (Ilkacase), Axmed Maxame
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now