Xildhibaan Cabdilaki Xasan Bugaaxe oo Cadeeyey Hankiisa Mayor-nimo ee Magaalada Burco In uu u Tartamayo
December 6, 2012 - Written by admin1Xildhibaan Cabdilkaki Xasan Bugaaxe oo ka mid ah xildhibaanada ku soo baxay gollaha degaanka Burco ayaa u mahad naqay dhamaan taageerayaashiisa, xisbiga Kulmiye iyo komishanka qaranka. Wuxuu ugu mahadnaqay shacabka reer Burco sidii ay u doorteen isaga iyo xildhinaabada kale iyo nabad-gelyadii ay ku codeeyeen.
Isla maanta oo uu qabtay shir jaraa’id ayuu sheegay in uu u taagan yahay mayornimada magaalada Burco iyo u tartankeeda, wuxuu soo dhawaynaya cid kastoo kula tartanta jagada maayornimda magaalada Burco. Wuxuu sidoo kale sheegay warasaafadeed kooban oo uu siiyey saxaafada, isaga oo u mahadnaqaya shacabka reer Togdheer, in tartanku yahay sunaha siyaasadeed, sidaas awgeed cid kastoo ku guulaysta haddii lagaga guulaysto uu u balanqaadayo in uu si kal iyo laab ah ula shaqaynayo.
Xildhibaan Cabdilaki ayaa sidoo kale cadeeyey in ay ka go’antay si uu u fuliyo balanqaadyadii iyo himilooyinkii uu ku balanqaaday, in ay laga marmaan tahay in uu tartamo mayor-nimada isaga oo filaya in uu taageero buuxda ka heli doono xildhibaanada oo qaarkood codkooda u balanqaadeen.
Somalilandfuture Online
ILA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiis laha ahaa oo aan khamiistii idiin soo gudbin barnaamijkii oo maanta eegaya Daahir Culusaw iyo weerarka uu ku hayo Dahab-shiil. June 18, 2013
ILA-EEG: Waxa la yidhi beleda aan kaa qoslini belo maaha, miyaa aragteen yarkii mooryaank |
Maroodi-jeex Oo U Gudbay Ciyaarta kama Damaysta, Markii ay 2-1 Kaga Tallaabsadeen Xulkii Gabiley June 18, 2013
Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) ayaa galabta u gudbay ciyaarta kama damaysta e |
|
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia June 18, 2013
HARGEYSA (Halgannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogola |
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia June 18, 2013
HARGEYSA (SLF)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho k |
Kulanka xalay ee Ururkii Xaqsoor iyo Madaxweynuhu ay ku yeesheen qasriga. June 18, 2013
(SLF)- Kulan caawa ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland oo madaxweynaha JSL, uu |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||




