Xidhiidhka Ka dhaxeeya Adoonsigii wakhtiyadii Guumeysiga iyo Tahriibka Maanta

March 5, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Tahriibka Maantu waxa uu la Mid yahay Waagii Adoonsigii dadka la adoonsan jirey laakiin waxa ay ku kala duwan yihiin dhowr qodob aniga aragtidayda.

 

1. Xiligii adoonsiga Dadka afrika waa la soo doonan jirey dabadeedna qasab ayaa dhulkooda lagaga kaxeyn jirey, isla markaana waa lagu xamaalan jirey waxaanay qaban jireen shaqooyinka ugu ad adag uguna dhibta iyo khatarta badan, Balse wakhti xaadirkan, Dadka Afrika iyo goobihii dadka laga kaxeysan jirey ee Dunidu iyagii ayaa Xadhko la isaga hayaa, isla marka ay fursad dhib badan oo khatar iyo xanuun badan ku galaan wadan ka mida kuwa Yurub ama guud ahaan Reer Galbeedka , waxa uu qabtaa Shaqooyin la mida Kuwii xiligii Gumeysiga la qaban jirey oo waxoogaa la farsameeyey ama la casriyeey balse u dhigma wakhti xaadirkan kuwa ugu dhibta iyo khatarta badan.

 

2. Xiligii Gumeysiga ee Adoonsigu aadka u socday ee dadka xooga ah la daabulayey Wadamada reer Galbeedku waxay kala boobayeen oo ay ku dagaalamayeen Dadkaas sidii uu mid kastaa dalkiisa u geyn lahaa dad tiro badan, balse Xiligan imika waxaa la isla baryayaa oo ay lacag badani

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
thumbnail_cabdi caydiid QAYLO-DHAANTA CABDILLAHI JAWAAN – SAX MISE KHALAD? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)    April 13, 2017
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_17309779_425862594415240_4872512848930050901_n Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga imanaya tv yada iyo idaacadaha    April 12, 2017
Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga iman
thumbnail_Dr-Mohaamed-Abdilahi MAQAAL: Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi .    April 11, 2017
Q1aad : Falsafadda dawladnimo : ..................................................... Dawladnimoda i
thumbnail_mahad Hargaysa, Caasimad la hagraday (W/Q: Mahad Muxumed C/salaam)    April 6, 2017
Caasimada Hargaysa ee Jamhuuriyada Somaliland waxay baarka ka jartay 25 sanno hase yeeshee isbedel l
thumbnail_abdirashid guledi ahmed Ka-Faaiidaysiga Biyaha Roobka iyo Xakamaynta Gaajada W/Q: Abdirashid Ahmed Guleid.    March 28, 2017
Somaliland, marka la eego xaalada ay hadda ku jirto, waxa lagu tiriyaa wadamada ugu dib-dhacsan mark
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
April 2017
M T W T F S S
« Mar    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now