XASUUSIN : SHIRWAYNAHA BEELAHA WALAALAHA AH EE “ HABAR JECLO & HABAR YOONIS” OO LAGU QABAN DOONO LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.

May 12, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe
(SLF)- XASUUSIN:   SHIRWAYNAHA BEELAHA  WALAALAHA AH EE  “ HABAR JECLO & HABAR YOONIS”  OO LAGU QABAN DOONO  LONDON ,SABTIDA 13TH MAY,2017.
Salaanta Islaamka ka bacdi ,waxa si xushmad leh  loogu martiqadayaa dhamaan Jaaliyadaha  deggan U.K ee kasoo  jeeda beelaha walaalaha ah  ee HY & HJ  inay si mug-leh uga soo   qayb galaan Shirwaynahaa lagu qaban doono London,U.K. Ajanadaha shirku wuxuu ku koobanyahay :  Horumarinta deeganadda ay wada degaan labada beelood  ee Saaxil, Sanaag, Sool,  Saraar, Toghdeer & Kilidhka Shanaad; dhiirigelinta maalgaashiga & wax-wada lahaanshaha; fududaynta  isdhexgalaka iyo wax wada qabsiga bulshada rayidka ah; adkaynta nabadgelyadda  & jiritaanka  qaranimadda Somaliland. Waxa kale oo kasoo qayb galayaasha  shirka “ Participants “ la ogaysiinayaa in madasha  lagu qaban doono “ FUND RAISING  lagu maamulo doono  shirarka  isdaba-joog ah  ee ka dhici  doono gudaha Somaliland iyo kiraynta guryaha loogu tallo galay isdhex-galka bulshada rayidka ah siiba dhalinyaradda.
GOOBTA : TREDGAR COMMUNITY CENTER, 333 MORVILLE STREET ,BOW LONDON E32DZ LONDON.
WAQTIGA : 2-9 PM , SATURDAY, 13TH MAY. 
WAA BILAAHI TOWFIIQ.
GUDDIDA QABANQAABADA
caateye2006@yahoo.com

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now