Xafiisyadda Xisbiga Wadani Ee Bariga Burco Oo Dhaqdhaqaaq Muujiyay iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Dhalinyarada Aqoonyahanka ahi

July 2, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Burco- (SLF)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa bilihii u dambeeyay dhaqdhaqaaq xoog leh iyo olole ay dabkiisa huriyeen dhalinyaro Aqoonyahani ka bilaabay Bariga Burco ee Magaala madaxda labaad ee dalka. Ololahan oo Xiisa gaar ah galiyey guud ahaanba qeybo badan oo kamid Bulshada ku nool Gobolka Togdheer iyo Degmooyinka hoos yimaada waxa lagu war helay mudadii lagu jirey Bisha barakeysan ee Ramadaan sida uu uga min cad yahey Xafiiska Weyn ee laga furey inta u dhexeysa Nawaaxiga Huteelka Plaza iyo New Burco oo Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ka furtey Xaafadaasi kaas oo ku noqdey Xidig Cusub oo Xiisa gaar ahi ku lamaan yahey.

 

Sidaa daraadeedna aragtida Xorta ah ee ay usoo Bandhigeen Dadweynaha Aqoonyahanka Da.da yar ee uu Hurmuudka u yahey Muuse Yuusuf Raabi Xoghayaha Qorsheynta Xisbiga Mucaaridka ah Wadani Waxaana Xusid mudan in dhaqdhaqaayadan himilooyinka cusub ee hayaanka Xisbiga Wadani ku abuureen Waayo cusub  iyo mawduucyo dabar adag ka furey tabista sanado badan ay filayeen Bulshada Burco oo qeyb ka ah in lagaga gudbo kala oodnaanta iyo naxliga lagu kala xadeeyo dad walaalo ah oo isku Deegaan isku xaalad iyo isku nololba ah taas oo ay had iyo jeer Aabe uyihiin Kooxo Siyaasiyiin ah oo ilaa mudo dheer dayr ku kala xidhey Magaalada Burco laf ahaanteeda.

 

Sikasta oo Xukuumada xubnaha kaga jira Bariga Burco uga waji gabxeen dhaqdhaqaaqyada Xisbiga Wadani ee Waaga u baryey Gobolka Togdheer u noqdey Bulshada Deegaankaasi waxa muuqd rajo la.aan badan oo ka dhex guuxeysa in Shacbigu kaga dareen Celiyeen Wasiiro iyo Xubno kale oo inta badan ku sanduleeya Shacbiga Bariga Burco in ay Xisbi Lukuudki Yuhuuda u aqoonsadaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani haseyeeshee, Fikirkoodaasi noqdey mid laga adimey Xiligan oo ay dadweynuhu kaga jawaab celinayaan in ay ku muquuniyaan rabitaankooda iyo dabeylaha cusub ee reexaanta ku noqdey in Isbadel loo baahan yahey wakhti xaadirkan lagaga xuubsiibto Siyaasadii Kulmiye ee lagaga xiisa dhacey talaabooyinka ay ku cabudhinayaan Rabitaanka Shacbiga.

 

Waxaana bilaabmey maalmihii u dambeeyay Sakatigii Xukuumadii Udub Ciidamada Booliska ugu adeegsan jirtey Waagii Kulmiye Mucaaridka ahaa taas,oo sabab u aheyd guuldaradi Udub Doorashadii kala kulantey 2010kii,haba gu dambeyso dhacdadii Baldhiig ee Dhalinyaradii Shirka wadatashi Wadey loo Direy Ciidamada Faraha Badan taas,oo Shakiga Kulmiye Wadani ka qabo xiligan Gobolka Togdheer Gaar ahaana Bariga Burco ay qeyb ka aheyd.

Ardayda  Dugsiyada  Cigaal  Schools  Oo  Manta  Munaasibad  Balhaa Loo Ubarra  Sagootin  Ardeyda U  Macalimiinta  Iyo  Maamulayaasha  Ay U Qabteen  Aradau Duagagsi Ku Booaoaa Cgaala   Ayaa  Mar  Walba  Dhamaadka  Sanad  Dugsiyeedka  U  Qabta  Barayaashooda  Munaasibad Ay  Isu  Macasalaameeyaan

Taasoo  Ay  Aad  Ugu  Dhiiri  Galiyaan  Ardeydu  Barayaashoodii  Iney  U  Hayaan  Abaalkii  Jahli  Tirka  Ahaa  Ee  Ay  Noloshooda  Kala  Soo  Dabaashee,  Dhinaca  Kale

Macaliminta  Dugsiyadan  Ayaa  Soo  Agaasimey  Tartan  Ardeyda  Loo  Qabanayey  Oo  Lagu  Dhiiri  Galinayey  Isla  Markaana  Si  Mussiaiaa Jawaa Kal Lais Soo Ahaauauaa

Wax Muauaus Sia  Agssiiaaa Saree Ka Soo Gableu Gudlooauaa Haaa Gdoaaa A Maahahaa Degaa Ekaka Ahabaeu Walalalalaa Tiro Mayyaaraa Ka Eegaaileu  Dajaayyaaa Gobolka Si Kaka Jjsa A

Dhaa,A,Amaa Afararsiaiaia Kiduauuaa  Inay Soii Asattaa Iyo Suanaata Laii Duhsiaa Caigagaal Ee Uu Ay Sii Xoogaiaiaa  Maaddaa Ao Uuu Mhhu U  Dalka Soaa Lid Oo Laagau Ku Gobolka Gabileu

Waan La Hiidyayaa  Lagio Soo Horsi Walkahata  Xiiakaaa Sayaaa Oo Asatata Thay In Uu Ciagaaga La Soo Dhex Ifkii So

 

 

 

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now