Nuxurka kulan dhex maray madax dhaqmeedka degmad Axmed Dhagax iyo Taliyaha Ciidanka booliska somaliland

December 8, 2012 - Written by Cabdixakiim

Suldaan Cumar Suldaan Maxamed iyo madax uu ka mid yahay Taliyaha Booliska oo ah madaxda amniga qaranka ayaa ku kulmay saldhiga dhexe caawa. Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen sida loo ilaalin lahaa nabada iyo xasiloonida xaafada Axmed Dhagax oo ay ka dhaceen rabshado iyo guud ahaan Caasimada Hargeysa amnigeeda.

Labada dhinac ayaa isla qaatay in arrinkaasi yahay waajib, ayna tahay in la illaaliyo nabada, waxaase Suldaanku raaciyey in ay booliskuna joojiyaan wixii dhib keeni kara iyo arrimahana u ekaysiin kara in ay xaalada sii huriyso ee kicin kara dhalinta. Middaas oo si buuxda looga qaatay Suldanka guud ee beesha Arab, Suldaan Cumar Suldaan Maxamed, loogana garaabay sida wararku sheegayaan.

Xisbiga Xaq-soor oo taageerada u badan ay siinayaan dhalintaas gadoodsani, ayaa taagerayaashiisa ku guubaaiyey in aanay nabadgelyada wax dhaawac ah u gaysan. Waxa ay masuuliyiinta xisbigu dedaal u galeen illaa shalay iyo intii buuqu dhacay sidii ay nabadgelyo buuxda ugu qancin lahaayeen dhalinyaarada, waana ku guulaysteen, si Guddoomiye Xasan Ciise iyo masuuliyiin kaleba noogu warameen.

Xukuumada ayaa aad dhinaceeda uga dedaalaysa sida ay meesha uga saari lahayd wixii is fahan waa ah ee dhib keeni kara iyo la illaalinayo sharciga iyo distuurka loo igmaday

Cabdixakiim Yusuf Cali

Somalilandfuture Online

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
Daahir Calasaw ILA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiis laha ahaa oo aan khamiistii idiin soo gudbin barnaamijkii oo maanta eegaya Daahir Culusaw iyo weerarka uu ku hayo Dahab-shiil.    June 18, 2013
     ILA-EEG:  Waxa la yidhi beleda aan kaa qoslini belo maaha, miyaa aragteen yarkii mooryaank
xulka-Maroodi-jeex Maroodi-jeex Oo U Gudbay Ciyaarta kama Damaysta, Markii ay 2-1 Kaga Tallaabsadeen Xulkii Gabiley    June 18, 2013
Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) ayaa galabta u gudbay ciyaarta kama damaysta e
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia    June 18, 2013
HARGEYSA (Halgannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogola
wasiirka-duulista Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia    June 18, 2013
HARGEYSA (SLF)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho k
Xaqsoor Kulanka xalay ee Ururkii Xaqsoor iyo Madaxweynuhu ay ku yeesheen qasriga‏.    June 18, 2013
(SLF)- Kulan caawa ku qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland oo madaxweynaha JSL, uu
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2013
M T W T F S S
« May    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now