Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xabsiga U Tabaabtay Dad Ka Been Abuuray Sinjiyada Dhalashadooda.

July 10, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargaysa ( SLF  ) -  Wasaarada  Arrimaha Gudaha  Somaliland  ayaa maalinimadii shalay  xabsiga u  taxaantay     Sadex Nin  oo laba kamidi  u   Dhasheen  Ismaamulka Dawlad Deegaanka  Somalida  ee  Ethiopia  kuwaasi  oo  ka been   abuuray  sinjiyada dhalashadeeda  si  ay  u  qaataan   kaadhka  dhalashada  Somaliland halka  Ninka  kalena   uu ka cawiyey  qabiilka ay  sheeganayeen  kuna dhiiri galiyey .

Ragan   oo  magacyadooda la  kala  yidhaa Cabdillaahi  Cabdi Bacaad Yuusuf I yo  Xuseen Sh. Ibraahin Carab  Xuseen ayaa  u  dhashay   dalka aynu  jaarka  nahay  ee  Ethiopia  gaar ahaan  ismaamulka  Soomaalida  Halka  ka  kale  ee ka caawiyey  dhanka  sinjiyada ay  sheeganayeen  uu u dhashay  Somaliland   kaasi oo  isagana  lagu  magacaabo  Deeq Muxumed Guure  Xuseen ,

  Ugu danbayntii Wasaarada arrimaha  gudaha  ayaa  muwaadiniinta uga  digtay  inay  ku  gacan siiyaan  dadka  ajaanibka ah qaadashada  card-ka  dhalashada  isyada oo cidii isku  daydana  ay  kala  kulmi doonto  xadhig  iyo  ganaax agad

 

Jamal Abdi Muhomed

Spokesman  Somaliland  Ministry Of Interior,

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now