War-saxaafadeed: Xafiiska Somaliland Trade Office Mission UAE

May 4, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

War-saxaafadeed

Xafiiska Somaliland Trade Office Mission UAE wuxuu uga mahadcelinayaa Jaalliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden sidii milgaha iyo sharafta lahayd ee ay wakiilka Somaliland ee Imaaraadka iyo xubnihii weftigiisa ugu soo dhaweeyeen dalkaasi muddadii labada cisho ahayd ee ay ku sugnaayeen.

 

Jaalliayadaha dalalka Nordic waxay muujiyeen waddan jeceyl , niyad wanaag iyo midnimo ay meel uga soo wada jeedaan garab istaaga horumarka dalkooda hooyo oo ay awalba kaallin muuqata ka qaadan jireen. Taasina waa ta ay ku garteen in ay shahaado sharaf ku maamuusaan wakiilka Somaliland ee dalka Imaaraadka Amb. Baashe Cawil Cumar oo ku muteystay dedaalka iyo waxqabadka muuqda ee Somaliland u soo kordhay muddadii koobnayd ee uu xilka hayay.

 

Sidaa daraadeed waxa uu xafiiska Somaliland Trade Office mahadnaqayaa jaalliyadaha ku dhaqan dalalka Nordic, wakiilada Somaliland u fadhiya dalalkaasi iyo masuuliyiinta laamaha xisbiga Kulmiye ee Illaahay garansiiyay in ay taageeraan horumarka dalkooda Hooyo.

 

Allah Mahad leh

Xafiiska Somaliland Trade Office Mission UAE


Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Hoggaamiyaha Bulshaawiga Ah VS Igu Sawir: W/Q Mawliid Cali-dhure    August 23, 2017
Hoggaaminta bulshaawinimada leh waa tan hoggaamiyuhu si dabacsan ku raadiyo xidhiidh wanaagsan oo fa
Meher Meher Wacan    August 21, 2017
Meher Wacan   Maxamed Ciise Jaamac (Shabeel), Maxamed Axmed Faarax (Ilkacase), Axmed Maxame
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now