WAR-SAXAAFADEED Baaqa Loo Jeedinayo Jaalliyadaha Somaliland Xuska 18 May 2017

May 17, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)- Mudanayaal iyo Marwooyin, Somaliland Media Groups,

Waxa aan si sharaf iyo qadarin leh idiinka codsanayaa inaad noo
baahisan war saxaafadeed oo ku socda jaalliyadaha Somaliland ee
caalamka munaasibadda xuska qaran 18 May 2017 iyo wargelinta
qurbajoogga Somaliland ka qaybgalka qaadhaanka Mashruuca Kasoo
Kabashada Abaaraha iyo Taakulaynta Dadka Abaaruhu saameeyeen ee
bulshada Somaliland.

Waxa aan aad iyo aad idiinka mahadcelinaynaa wada shaqaynta joogtada
ah iyo kaalinta waxtarka leh ee aad ka gaysanaysaan war is gaadhsiinta
iyo wacyigelinta umadda Somaliland guud ahaan caalamka.

Allaa Mahad Leh

Hassan Ahmed Yusuf
Executive Director of Somaliland Diaspora Agency &
Secretary of Somaliland National Recognition Committee
Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of Somaliland
Hargeisa, Republic of Somaliland
Tel: +252 63 4081527

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now