Wafti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Imaaraadka

March 15, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe
Hargaysa ( SLF )-  Wafti uu hogaaminaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaacil (Saylici) ayaa safar shaqo ugu baxay Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta gaar ahaan Magaalada Dubai, safarkiisan ayaa waxaa ku wehelinaayey Madaxweyne Kuxigeenka, Wasiirada, Arimaha Dibada, Duulista, Qorshaynta, Hawlaha Guud, Gaashaandhiga, Xidhiidhka Golayaasha, iyo Wasiir Ku xigeenada, Madaxtooyada, Maaliyada.
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamuuriyada Somaliland oo ka hadlay ujeedka safarkaasi, ayaa ku sheegay mid Shaqo oo ay dhawar casho ku joogi doonaan Dubai, isaga oo arrintaasi ka hadlaayana waxa uu yidhi:- “ maanta oo ay bishu tahay 15/03/2017 maalin Arbaca ah, Ilaahay ayaa mahad leh waxaanu u baxaynaa aniga iyo waftigan aad arkaysaan, oo wafti aad u balaadhan ah, waxaanu u baxaynaa shaqo qaran, oo aan u socono Dalka isu taga Imaaraadka Carabta, oo aanu Insha Allah ku maqnaan doono mudo kooban, oo ku soo fulindoono hawal qaran.
Waftigan oo ah mid miisan weyn ayaa la filayaa in ay dardargalin doonaan Mashaariicda ay dhawaan ugu balan qaaday Dawlada Isu-taga Imaaraadka Carabtu Somaliland, iyo sidoo kale sii xoojinta xidhiidhka saaxibtinimo ee ka dhexeeya labada Dal iyo adkaynta Nabad Galyada.

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
thumbnail_cabdi caydiid QAYLO-DHAANTA CABDILLAHI JAWAAN – SAX MISE KHALAD? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)    April 13, 2017
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_17309779_425862594415240_4872512848930050901_n Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga imanaya tv yada iyo idaacadaha    April 12, 2017
Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga iman
thumbnail_Dr-Mohaamed-Abdilahi MAQAAL: Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi .    April 11, 2017
Q1aad : Falsafadda dawladnimo : ..................................................... Dawladnimoda i
thumbnail_mahad Hargaysa, Caasimad la hagraday (W/Q: Mahad Muxumed C/salaam)    April 6, 2017
Caasimada Hargaysa ee Jamhuuriyada Somaliland waxay baarka ka jartay 25 sanno hase yeeshee isbedel l
thumbnail_abdirashid guledi ahmed Ka-Faaiidaysiga Biyaha Roobka iyo Xakamaynta Gaajada W/Q: Abdirashid Ahmed Guleid.    March 28, 2017
Somaliland, marka la eego xaalada ay hadda ku jirto, waxa lagu tiriyaa wadamada ugu dib-dhacsan mark
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
April 2017
M T W T F S S
« Mar    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Site stats
  • Who's Online

    4 visitors online now