Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Oo Kormeer Ku Soo Maray Degmada Laasgeel

July 13, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)- Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Mudane Cumar Shacayb Maxamed  Oo Kormeer Ku Soo Maray Degmada Laasgeel Iyo Tulooyinka Hoos Yimaada,Weftigaas Oo ay Ku Wehelinayaan Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Cali Maxamed Cilmi iyo Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Mudane Rashiid Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Mustafe Jebiye iyo Xoghayaha Degmada Laasgeel Mudane Suudi  Bariga Maraykanka Xisbiga Kulmiye Nura Axmed Waris Iyo Xubin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Marwo Muna Ismaciil Joogdheere, Guud ahaan Waftiga U Hogaaminayey Mudane Cumar shacayb ayaa Ugu Baaqay In Kaadhka La qaato Intaanay Xidhmin Goobaha Madama Ay Tahay Manta Ku Egtahay Shantii Maalmood.

1 2 3 4

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now