Tacsi Tiiranyo Badan Oo Ku Socota Ehelkii Iyo Qaraabadii Marxuum Cabdilwahaab Sheikh Cumar Muxumed

December 7, 2012 - Written by admin1

Guddoomiyaha mareegta isku  xidha taageerayaasha xisbiga  KULMIYE ee dunida oo loo yaqaan KULMIYE E-group, Md Cabdirisaq Ibrahim Kooshin , gudida e-group-ka iyo dhamaan xubnaha ka tirsan golaha E-groupka  xisbiga KULMIYE waxay halkan tacsi tiiraanyo badan uga dirayaan  eheladii  uu ka baxay  ALLAH   naxariistee geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Cabdilwahaab Cumar Sheikh Muxumed oo ka mid ahaa xubnaha ugu firfircoon Egroupka KULMIYE ee magaalada Birmingham. 

 “  Waxaanu ILLAAHAY uga baryaynaa marxuumka inuu godka u waasiciyo kana warabiyo Janadii Fardoosa, ehelkiisii , qarabadii iyo asxaabtiibana inuu samir iyo imaan ka wada siiyo. Aamiin.
 
Cabdirisaq Ibrahim Kooshin
Bristol, UK

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
18m iyo istan buulk 666 Xuskii 18 May Ee Wadanka Turkiga & Wacdarahii ka Dhacay ıstanbul    May 24, 2013
Munaasibadan balaadhan ee lagu xusayey sanad guuradii 22aad ee kasoo wareegtay maalintii lagu dhawaa
news3 Heshiisyada Caalmiga Ah Ee Shidaalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Khayraadka Dalka    May 24, 2013
  Xukuumadda Somaliland ayaa heshiisyo dhinaca Shidaalka ah la gashay ashkhaas iyo shirkado
Ila-eeg iyo Kula-eegay Labadii oday ee ILA-EEG iyo KULA-EEGAY maanta eegaya wadankii ummada Somaliland ka dhexeeyey oo isu bedeley wadankii SNM.    May 23, 2013
   ILA-EEG:    Illaa intii xukuumadan Kulmiye talada la wareegtay waxaa si toosa usoo noolaaday
mm siilaanyo Madaxweynaha Somaliland Oo Shaaciyay Inaan la Qaadi doonin Xayiraadda Duulimaadyada UN-ka    May 23, 2013
  Hargeysa (Somalilandfuture)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeey
Taariikh Nololeedkii Sheekh Cali Xaaji.Ibraahim.    May 23, 2013
SHEEKH CALI XAAJI IBRAAHIM XIRSI 1905  ------1984   16/may/2013                
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
May 2013
M T W T F S S
« Apr    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now