Tacsi: Geerida Sahal Axmed-Jabane, Innaa Lillaah Wa innaa Illayhi Raajicuun

December 6, 2012 - Written by admin1
Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool)
Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Abwaan Maxamuud Xuseen Qaalib (Waddani)
C/Raxmaan Axmed Xasan, Maamula Dugsiga Sare ee SSOT
Abwaan Maxamed Cali Cartan (Hal-deeq)
Abwaan Axmed Cismaan Batuun
Engineer Khadar Maxamed Faarax
Abiib Xasan Libaax

Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum Sahal Axmed-Jabane oo ahaa hal-abuur iyo jilaa ka tirsan Kooxda Ciidanka Qaranka ee Gaashaan oo maanta ku xijaabtay, laguna aasay Hargeysa. Waxa ay leeyihiin Alle ha u naxariisto, ehelka iyo asxaabta samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Aamiin

ayaasiin55@hotmail.com

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
thumbnail_cabdi caydiid QAYLO-DHAANTA CABDILLAHI JAWAAN – SAX MISE KHALAD? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)    April 13, 2017
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_17309779_425862594415240_4872512848930050901_n Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga imanaya tv yada iyo idaacadaha    April 12, 2017
Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga iman
thumbnail_Dr-Mohaamed-Abdilahi MAQAAL: Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi .    April 11, 2017
Q1aad : Falsafadda dawladnimo : ..................................................... Dawladnimoda i
thumbnail_mahad Hargaysa, Caasimad la hagraday (W/Q: Mahad Muxumed C/salaam)    April 6, 2017
Caasimada Hargaysa ee Jamhuuriyada Somaliland waxay baarka ka jartay 25 sanno hase yeeshee isbedel l
thumbnail_abdirashid guledi ahmed Ka-Faaiidaysiga Biyaha Roobka iyo Xakamaynta Gaajada W/Q: Abdirashid Ahmed Guleid.    March 28, 2017
Somaliland, marka la eego xaalada ay hadda ku jirto, waxa lagu tiriyaa wadamada ugu dib-dhacsan mark
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
April 2017
M T W T F S S
« Mar    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Site stats
  • Who's Online

    4 visitors online now