Tababare Jose Mourinho oo Meesha ka Saaray inuu Chelsea ku Laaban doono

March 25, 2013 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Tababare Jose Mourinho oo Meesha ka Saaray inuu Chelsea ku Laaban doono

Tababare Jose Mourinho oo la filayo inuu dhammaadka xilli-ciyaareedkan ka tago Real Madrid, ayaa meesha ka saaray inuu ku laaban doono kooxdiisii hore ee Chelsea oo aad u xiisaynaysa.

Macallinka oo saddex xilli-ciyaareed oo uu Chelsea la joogay u qaaday lix koob, ayaa xaflad uu ugu dabaal degeyay sannad guurada 50-aad ee dhalashadiisa ka sheegay in aannu hubin ku laabashada Chelsea.

“Kadib sannado aan joogay England, Portugal, Italy iyo Spain way adagtay in aan helo horyaalka kale, laakiin ilaa hadda iima qorshaysna in aannu Chelsea ku laabto,” ayuu Mourinho tidhi.

Kooxda Faransiiska ka dhisan ee Paris Saint-Germain iyo naadiga Inter Milan, ayaa iyana ka mid ah kooxaha isha la raacaya macallinkan, kuna hawlan inay hantiyaan haddii uu Real ka tago.

 

 

Wariye siciid xuseen yuusuf

Somalilandfuture Hargeysa

Siciid4@yahoo.com

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now