Soo Dhawayn Balaadhan ayaa Magalada burco loogu sameyey Gudomiye ku xigeenka labaad ee X.Wadani oo Dhawaan Xilka loo magacabay

July 2, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Burco (SLF) Xisbiga Mucadka ah ee wadani ee Gobolka togdheer ayaa soo dhawayn meeqaamkeedu sareeyo u sameyey gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbigaasi.
Waxaana soo dhawayntaasi ka muuqday badiba haldoorka xisbiga wadani ee heer qaran iyo heer gobol, kuwaasi oo kusoo dhaweyey gacmo furan
soo dhawayntaasi kadib waxaa dadweynihii soo dhawaynayey iyo masuuliyiintii xisbigaasiba ay iskugu bisho shubmeen hoteelka city palaza ee magalada burco, waxanaa halkaasi camiray tageerayasha salleebaan ducaale xaaji jaamac oo ah gudoomiye ku xigeenka labad ee xisbiga wadani.
Waxana halkaasi ka hadlay madaxdhaqameed, siyaasiyiin,waxgarad, haween iyo dhalinyarado kuwaasi oo dhamaantoodba isku raacay soo dhawaynta masuuliyiinkani iyo hawl karnimadiisa.

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now