Roberto Mancini : Yaya Toure Waa Laacibka Ugu Fiican Aduunka, Kooxdana Waa Uu la Joogayaa.

March 29, 2013 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Roberto Mancini : Yaya Toure Waa Laacibka Ugu Fiican Aduunka, Kooxdana Waa Uu la Joogayaa.

 

Roberto Mancini ayaa u  gacan  haatiyay suura galnimada in Yaya Toure uu kooxda la sii joogo in ka badan sedex sano oo hor leh isaga oo gaashaanka u daruuray wararka suuqa hareeyay ee sheegaya in laacibka uu PSG aadayo xagaaga dame .

 

Kulan wareed uu q btay ayuu Mancini ku yiri ” Yaya waxa uu ka mid yahay laacibiinta ugu fiican aduunka waqti xaadirkaan , waana qeyb muhiim ah oo kooxda ka mid ah , waxa uuna kooxda la joogayaa in ka badan 3 sano ilaa 5 sano oo cusub”.

 

Waxaa xusid mudan in Yaya Toure uu u horseeday Man City guulo, iyadoo kulamada uu maqan yahay ay si weyn u tabaan gaar ahaan qadka uu ilaalada ka hayo ee dhexe.

 

 

 

Xiddigaan 30-sano jirka ayaa Man City ku biiray xagaagii 2010-ka isaga oo xiligaas  Barcelona uga yimid aduun gaaraya 30 milyan oo euro , waxaana si weyn u doonaya kooxaha Real Madrid iyo PSG

 

 

Wariye siciid xuseen yuusuf

Somalilandfuture Hargeysa

Siciid4@yahoo.com

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now