Rabashadado xalay hargeysa ka dhay oo dhimasho iyo dhawaac sababay,wararkii ugu danbeeyey

December 7, 2012 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa(Somalilandfuture)) Lab qof ayaa ku dhintay Rabshado xalay ka dhacay xaafadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Hargeysa ka dib markii  mudo haraad aan  badnayin ka dhacay xaafad Axmed Dhagax 7 qof aya ku dhaawac may labad qof ee k u dhintay ayaa mid ay tahay dumar iyo wiil  dhaawa ayaa lagu daweynayaa Cusbitaalka Adana

dhinaca kalena, intii ay rabashadu ka socotay xaafadaasi, waxa xaafadaha kale ee Hargeysa qaarkood ka socday dabaal degyo ay Xildhibaanada ku soo baxay Liiska Golaha Deegaanka ee Hargeysa iyo taageerayaashoodu ay ku marayaan qaar ka mid ah jidadka,.

isku soo duuboo xaaladda Hargeysa ayaa imika degan, walow Ciidamadda Booliisku Heegan culus ugu jiraan sugida Amaanka magaaladda, isla markaana la xidhay Meheradihii Suuqa gabi ahaantoodba.

wariye siciid xuseen yuusuf 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
Maqaal Xamdi – Waxaan Hayaa Xalka Tahriibka – Q2aad‏    May 25, 2016
Maqaal - Xamdi - Waxaan Hayaa Xalka Tahriibka - Q2aad‏ Prof: Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) Q
xidigaha geeska Xidigaha Geeska maxaa u dan ah? Waxa Qoray Cumar Seerbiya‏    May 25, 2016
Qormadan  waxaan u qoray laba sababood  waa ta hore’e  waxaan markhaati ka ahay adiguna akhrist
h Dhakhtarnimaddu waa Shaqo iyo Farriin lagudbinaayo!‏    May 23, 2016
Dabbcan dhakhtarnimadu waa shaqo middeynaysa hawlo baddan oo sifooyin waddaaga taas
n Gefkii laga galay wiilkii Gabooye : Waxa Qoray Cumar Seerbiya‏    May 23, 2016
Saw ma jirto waxbaaha qaar aanayd jeclaysan  inaad adigu ahayd qofkii ogaa  marar badana saw isma
j Gobollada Bari xabbad uma baahnee xal siyaasadeedbay u baahanyihiin !‏    May 20, 2016
Gobolka Sool  waa gobol ka mida deegaanka Somaliland oo ay ku dhaqan yihiin bulsho dhaqan iyo dhaqa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
May 2016
M T W T F S S
« Apr    
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now