Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay magaalad Nairobi xaafad Islii
December 8, 2012 - Written by EditorNairobi(Somalilndfuture) laba qofood ayaa ku dhintay toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax loo maleynayo bombka gacanta laga tuuro oo lala beegsaday Masaajidka Al-Hidaaya ee waddada Jaam Street ee xaafdda Eastleigh.
Dadka uu dhawaaca ka soo gaaray ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaan Yusuf Xasan oo ah mudane laga soo doortay deegaanka Kamkunji ee magaalada Nairobi, iyadoo xildhibaanka iyo dadka kale ee la dhaawacmay ay ku sugnaayeen nawaaxig masjidka Al-Hidaaya. Dhaawaca Xildhibaan Yusuf Xasan ayaa waxaa loo qaaday Isbitaalka Aga Khan.
Goobtii uu qaraxaas ka dhacay ayaa waxaa la soo dhoobay ciidamada ammaanka ee dalka Kenya. Sidoo kalena ganacsigii xaafadda Islii ayaa gabi ahaanba xirmay, waxaana aad u kacsan xaaladda xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo dhawaanahanba ay xaaladdeedu ahayd mid cakiran
Wixii khasaare kale oo uu geystay qaraxan kula soco wararkeena dambe haddii Alle idmo.
Wariye Siciid Xuseen Yuusuf
Somalilandfuture Hargeysa
Siciid4@yahoo.com
Hay’adda Al Nour Charity Foundation oo soo Bandhigtay Mashaariic Khayriya oo ay Dalka ka Fulisay May 25, 2013
Hargeysa (Somalilandfuture)-Hay’adda arrimaah khayriga ah ka shaqaysa ee Al Nour Charity Foundatio |
Haweenay Mareykan ah oo hore loogu Afduubtay Soomaaliya oo ka warantahay hawulgalkii lagu soo furtay May 25, 2013
Haweeney u dhalatey dalka Mareykanka oo ay ciidamada dalka Mareykanka ka soo furteen kooxo Soomaaliy |
Ururka Saxaafadda Somaliland oo ka hadlay xeer Anshax marin ah oo ay la Saxiixdeen Xukuumadda Somaliland May 25, 2013
Hargeysa(Somalilandfuture)Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa sheegay in aanay ku dhaqmi d |
Rabshadii Dhowaan Lagu Dhaawacay Garyaqaan Cali Siciid Jaamac Oo Go’Aamo Laga Gaadhay. May 25, 2013
Ceerigaabo(SLF)- Dhowaan ayay ahayd kolkii dablay hubaysani ay badhtamaha suuqa ceerigaabo ku dh |
Xuskii 18 May Ee Wadanka Turkiga & Wacdarahii ka Dhacay ıstanbul May 24, 2013
Munaasibadan balaadhan ee lagu xusayey sanad guuradii 22aad ee kasoo wareegtay maalintii lagu dhawaa |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||




