Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Dhambaalkan Tacsida Soo Gaadhsiiyey Shabakada ayaa Waxa uu U Diray Eheladii Qaraabadii Iyo Shacabka S.land Ee Uu Ka Baxay Marxuum Prof.Samaroon Xaaji Cumar(Dr.Zaam) Oo Lagu Aasay Magaalada Borama

August 12, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)- Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Dhambaalkan Tacsida Soo Gaadhsiiyey Shabakada ayaa Waxa uu U Diray Eheladii Qaraabadii Iyo Shacabka S.land Ee Uu Ka Baxay Marxuum Prof.Samaroon Xaaji Cumar(Dr.Zaam) Oo Lagu Aasay Magaalada Borama

 

Musharaxu Waa Uu Marxuumku Ku Tilmaamay In uu ahaa khamiir aqoon dheer leh,Daacadnimo leh iyo Waayo-aragnimo dheer Leh Isla Markaana Dadka Si Wanaagsan Ula Dhaqmi Jiray Waxa Uuna Ilahay Marxuumka Uga Baryey In Uu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Eheladii uu Ka Baxayna Uu Samir Iyo Imaan Ka Siiyo.

 

Inaali Laahi Wa Inaa ilehi Raajucuun:

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
ILYAAS AYAAN Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska    July 30, 2017
Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi,Suldaan Xiis Ismaaciil Abiib, Maxa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now