Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Oog Ee Gobolka Sool + sawiro

August 9, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)- Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Oog Ee Gobolka Sool .

Waxaa maanta si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka OOG Ee Gobolka Sool Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe .
Murashaxa ayaa soo dhawayn aad u balaadhan kala kulmay shacabka Deegaankaasi, kuwaas oo iyagu iskood isu abaabulay .
Waxaana uu Murashax Faysal Cali Waraabe u jeediyay khudbad, isagoo sheegay in ay u socdaan ka qeyb galka xafladda Daah-furka Qaadashada kaadhka codaynta oo maalinta barri ah ka furmaya Gobolada Sool iyo Sanaag .
Murashax Faysal Cali Waraabe ayaa carrabka ku adkeeyay in aanay u socon olole, balse u socdaan sidii ay bulshada ugu wacyigalin lahaayeen qaadashada kaadhka codaynta .
Murashax Faysal Cali Waraabe ayaa Taageero dhab ah oo aan dhalanteed ahayn ka haysta bulshooyinka ku dhaqan Gobolada Bari Ee Somaliland .

1 2 3 4 5

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
ILYAAS AYAAN Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska    July 30, 2017
Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi,Suldaan Xiis Ismaaciil Abiib, Maxa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now