Mo Farah oo Lagu Martiqaaday Xaflad Lagaga Dhawaaqayo Abaal-marinta Shaqsiga Sannadka ee BBC-da

December 9, 2012 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Maxamed Faarax oo Lagu Naanayso Mo Farax, ayaa ka qaybgali doona xafladda ballaadhan oo lagaga dhawaaqi doono ciyaartoyga ku guulaysta abaal-marinta BBC Sports Personality of The Year.

Mo Farax oo ka mid ah ciyaaryahanka labaad ee abaal-marinta loo sadaalinayo inuu ku guulaysan doono, ayaa markii hore la sheegay inuu mashquul yahan oo aannu xafladan ka qaybgali doonin.

Afhayeen u hadlay orodyahankan asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa caddeeyey in 29 jirkani iska xaadirin doono xafladdaas oo 16-ka bishan la qaban doono, maadaama uu tartamayaasha ka mid yahay.

Ciyaartoga lagaga dambeeyo dhinaca baaskiiladaha ee Bradley Wiggins, ayaa kaalinta hore kaga jira dadka loo sadalinayo inay abaal-marintan ku guulaystaan doonaan, halka Mo Farah kaalinta labaad kaga jiro.

Wariye Siciid Xuseen Yuusuf

Somalilandfuture Hargeysa

Siciid4@yahoo.com

TeLL 25224461316

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
HOODO BEENI RAAD MA LEH: GABADH U DHALATAY MURITAANIYA OO SAWIRKEEDA LOO ISTCIMAALO IN LAGU AFLAGAADEEYO HAL-DOORKA SOMALILAND    December 2, 2016
By; Maxamed Cirro, Hargeysa, Somaliland Dad amma qof aan xil-kas ahayn, ayaa isticmaala sawirka g
Nolol La Xasuusto – Qeybtii 6aad – Siciid Maxamed Gees    December 1, 2016
Timacadde Afka Carabiga ayaa dadka Soomaaliyeed wax ku qoran jireen, oo waraaqaha isugu diri jire
Dembigii Gudoomiye-xigeenkii Xuquuqal-Insaanka Somaliland Dariiqa Sharci Ma Maray? Maxamuud Cali (Walaaleye).    November 28, 2016
Salaanta islaamka ka dib, shaqsi kastoo masuuliyad ummadeed qabta, waxa waajib ku ah inuu sida ugu h
Baroordiiq – Maxamed Jaamac Warsame – Kayd. Waxa qorey Rashiid Sheekh Cabdillaahi “Gadhweyne”    November 26, 2016
Saaxiibbada warbaahinta halkan ku lifaaqan. Waxa isoo gaadhay farriintan ka timi Rashiid Sheekh Cabd
Nolol La Xasuusto – Qeybtii 5aad – Siciid Maxamed Gees    November 17, 2016
Heestan uu qaadi jiray Xaaji Khaliif Sheekh Xasan, waxa ku habboonayd inuu yidhaahdo mindhaa: “Nin
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
December 2016
M T W T F S S
« Nov    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
Site stats
  • Who's Online

    2 visitors online now