Messi oo Lagu Daray Liiska Ciyaartoyga Barcelona uga Qaybgelay Kulanka Caawa ee Real Betis
December 9, 2012 - Written by EditorWeeraryahanka Lionel Messi, ayaa si buuxda uga bogsaday dhaawac gaadhay toddobaadkii hore, iyadoo lagu daray ciyaartoyga Barcelona uga qaybgali doona ciyaarta ka tirsan La Liga oo ay caawa la yeelan doonaan Real Betis.
Kadib dhaawac argagax iyo walaac ku abuuray Barcelona iyo taageerayaasheeda oo Messi ku habsaday badhtamihii toddobaadkii hore, ayey dhakhaatiirtu caddeeyeen in caafimaadkii taam yahay oo uu ciyaartaas safan karo.
Sidoo kale, laacib reer Argentina ayaa ciyartoyga Blaugrana si buuxda ula qaatay tababarkii ay samaynayeen, balse weli tababare Vilanova go’aan kama uu gaadhin inuu kulanka caawa ee Betis ku bilaabo iyo in kale.
Si kastaba ha ahaatee, tababare Vianova ayaa la sheegay in aannu rabin inuu caafimaadka ciyaartoyga halis geliyo, waxaannu ku gaabsaday inuu arrinta Messi aad uga fikirayo.
Wariye Siciid Xuseen Yuusuf
Somalilandfuture Hargeysa
Siciid4@yahoo.com
TeLL 25224461316
Telesom oo Liblaabtay Boobka iyo Bililiqadda ay ku Hayso Warbaahinta Madaxbanaan ee Somaliland iyo Dhaqamad Cusub ee aan ladhayal san karin June 19, 2013
Hargeysa(Somalilandfuture) shirkad telesom oo ka mid ah shirkadah isgaadhsiineed ee dalka ayaa, mudo |
ILA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiis laha ahaa oo aan khamiistii idiin soo gudbin barnaamijkii oo maanta eegaya Daahir Culusaw iyo weerarka uu ku hayo Dahab-shiil. June 18, 2013
ILA-EEG: Waxa la yidhi beleda aan kaa qoslini belo maaha, miyaa aragteen yarkii mooryaank |
Maroodi-jeex Oo U Gudbay Ciyaarta kama Damaysta, Markii ay 2-1 Kaga Tallaabsadeen Xulkii Gabiley June 18, 2013
Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) ayaa galabta u gudbay ciyaarta kama damaysta e |
|
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia June 18, 2013
HARGEYSA (Halgannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogola |
Xukuumadda Somaliland oo Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u Horeysay ee ogolaansho ka soo Qaatay Somalia June 18, 2013
HARGEYSA (SLF)- Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho k |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||




