Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Dalka SWEDEN + Sawiro

April 11, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa- (SLF)- Madaxwayneku-xigeenka Somaliland, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti Swedeish ah oo dalka u yimi inay soo indha-indheeyaan xaqiiqda dhabta ah ee  ka jirta Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Waftigan  uu hoggaaminaayey Xil. Magnus Oscorsson oo ka tirsan baarlamanaka dalka Sweden iyo Mikael Tortosan oo u ololeeya qadiyada madaxbanaanida Somaliland iyo xubin ka tirsan hay’ada SIDA ee dalka Sweden u qaabilsan caawimooyinka dibada, ayaa sidoo kalena waxa wehelinaayey safiirka Somaliland u dhafiya dalka sweden Amb Sakariye Xasan Wacays.

 

Waftigan ayaa Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland kala hadlay arrimaha mucaawimooyinka ee uu dalka Sweden siiyo Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii sare loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada dawladood ee Sweden iyo Somaliland.

 

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Saylici ayaa waftiga uga mahad celiyay imaanshaha ay ku yimaadeen Somaliland, waxaanu warbixin ka siiyey xaalada abaarta adag ee dalka ka taagan iyo gurmadka samato bixinta ah ee socda.

 

Waftigan ayaa dalka ku sugnaan doona dhawr maamlmood si ay usoo kormeeraan qaar ka mida deegaamada ay ka jirto abaarta baahsan ee dalka ka jira.

099A4400 099A4401 099A4403 099A4404 099A4406 099A4408 099A4409 099A4413 099A4414 099A4415 099A4428

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now