Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaarka Mida Shacbiga Caasimada ku dhaqan la tukaday Salaadii Roobdoonta

April 15, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa- (SLF)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa qaar ka mida dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa  maanta salaadii roob-doonta kula tukaday Hargeysa Stadium.

 

Iyadoo maanta oo sabti ah guud ahaan dalka laga tukaday salaad roobdoon ah oo uu hore u iclaamiyey wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, iyadoo madaxweynuhu uu subaxnimadii maanta garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium kula tukaday kumanaan ka mida dadweynaha ku dhaqan degmada Axmed dhagax, halka degmooyinka kalena ay ku tukanayeen garoomada u dhaw, sidoo kale waxa gobolada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka looga dareeray salaada roob-doonta ah.

 

Markii salaada la tukaday Madaxweynuhu waxa uu halkaasi ka jeediyey weedho duco ah waxaanu yidhi “Ilaahay waxaynu ka baryeynaa inuu roobdoontaa inoo aqbalo, ilaahay waxaynu ka baryeynaa inuu madar khayr qaba cirka inaga siiyo, ilaahay waxaynu ka baryeynaa inuu abaarta inaga jebiyo, ilaahay sidaasaynu ka baryeynaa, ilaahayna ha inoo aqbalo, ilaahaw noo aqbal, ilaahaw noo aqbal”.

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
thumbnail_cabdi caydiid QAYLO-DHAANTA CABDILLAHI JAWAAN – SAX MISE KHALAD? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)    April 13, 2017
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_17309779_425862594415240_4872512848930050901_n Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga imanaya tv yada iyo idaacadaha    April 12, 2017
Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga iman
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
May 2017
M T W T F S S
« Apr    
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now