Lionel Messi oo Qarka u Saaran inuu Jebiyo Rikoodhka Gool-dhalinta Maradona ee Argentina

March 25, 2013 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Lionel Messi oo Qarka u Saaran inuu Jebiyo Rikoodhka Gool-dhalinta Maradona ee Argentina

Kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi, ayaa qarka u saaran inuu jebiyo rikoodhka gool-dhalinta ee uu dhigay halyeygii hore ee dalkaas Mr. Diego Armando Maradona oo dhaliyay 34 gool.

Messi oo xulka Argentina u dhaliyay 32 gool, ayaa damacsan inuu jebiyo rikoodhkii gool-dhalinta Maradona oo Argentina u saxeexay 34 gool, waxaannu ku hamiyayaa inuu rikoodhkan ka takhaluso.

Laacibkan Barcelona u ciyaara oo saxaafadda la hadlay, ayaa tilmaamay in inkastoo hamigiisu yahay sidii uu dalkiisa guul u gaadhsiin lahaa, haddana ay qorshaha u jirto inuu goolal badan dhaliyo.

25 jirkan waxa uu Salaasadda ka qaybgeli doonaa ciyaarta dalkiisu magaalada La Paz kula yeelan doono Bolivia, waxaana kulankii u dambeeyay ee Argentina ku ciyaarto Bolivia lagaga adkaaday lix gool.

 

wariye siciid xuseen

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now