Kooxda Xidigaha Geeska oo Hal Gool Iyo Eber Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland

March 16, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)- Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium.

Ciyaartan oo ah mid ay saxaafada iyo xidigaha geesku ku muujinayaan dareenkooda binu-aadanimo iyo inay qayb ka qaadan karaan xaalada baahsan ee abaaraha dalka ku habsaday, iyagoo lacagta garoonka ka soo baxda Loogu Deeqay dadka Ku Tabaalaysan Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan.

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
ILYAAS AYAAN Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska    July 30, 2017
Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi,Suldaan Xiis Ismaaciil Abiib, Maxa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    2 visitors online now