HAMBALYO MEHER WACAN + sawiro.

August 5, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)- Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Safiirka Imaaraadka u fadhiya imaaraadka carabta md baashe cawil cumar, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, wasiir ku xigeenka Madaxtooyada Md. Cali Axmed Maxamed (Cali Dhagoole), Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), , Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada, Md Naasir Yuusuf Daahir, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka, Md Maxamed Ismaaciil Daahir, Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Naasir Maxamed Cabdilaahi Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, iyo dhamaan agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, , Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, , Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid,  Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Maxamed Cilmi Xasan, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim, Saddam Axmed Maxamed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xisaabiyaha Madaxtooyada Boqor Cabdirisaaq Ciise Maxamuud iyo Boqorada Raxma Yuusuf Cismaan oo maanta oo ay taariikhdu tahay 05/08/2017 meherkoodu ka dhacay Hotel Mansoor Hargeysa.

 

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12

 

 

Naasir Yuusuf Daahir 

Director Presidential of Media

Hargeisa – Republic of Somaliland

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now