HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO

July 17, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen Xasan , xaaskiisa Kalsuuma Maxamud Aw Faarax, Caasha ismaacil Muuse, xajigeeda, Mubaarik Maxamuud Siciid Boos ,xaaskiisa Amaal Maxamud Aw Faarax, Maxamed Ahmed Yusuf,  Xaaskiisa ifrax Maxamud Aw Faarax, Nimco Maxamud Aw Faarax, Sidiiq, Xaaskiisa deeqa Maxamud Aw Faarax, Farduus Maxamud Aw Faarax iyo Dhamaan reer Abiib Cismaan Diiriye. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu ka dhacay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa 15/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

……………………………………………………………..

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed Ahmed oo Arooskoodu ka Qabsoomay Hotelka Crown Magaaladda Hargeysa, 15/7/2017. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

 

 

Hambalyo Hambalyo Aroos Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax.

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now