Hambalyada Arooska Khadra Ibrahim Warsame iyo Cabdikariim Xaaji Axmed Ibrahim
December 5, 2012 - Written by admin1Bahda Somalilandfuture Online, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan labada lamaane ee is doortay ee Khadra Ibrahim Warsame iyo Boqor Cabdfikariim Xaaji Axmed Xaaji Ibrahim.
Waxaanu illaahay uga baryaynaa In Cabdikariim Xaaji Axmed Xaaji Ibrahim iyo Khadra Ibrahim Warsame illaahay ka dhigo arooskooda midkii lagu nagaado ee ubad khar qaba kala helaan.
Waxaan jecenahay in aad nala wadaagtaan heestan aanu ugu deeqayno lamaanaha arooskooda.
Somalilandfuture Online
Faalooyin
“Waxaanu uga digaynaa Wasarada Ciyaruha inay iyadu gacanteeda ku fashiliso habsami u socodka Tartanka Ciyaraha Gobolada Somaliland” Gudoomiyaha Xidhiidhka K. Kollayga May 20, 2013
Wasarada Dh. & Ciyaruhu waxay u baahantahay inay hesho dadkii ehelka u ahaa hormarinta dhalinyar |
Dabaaldeg Xuska 18may ay ka sameeyeen Jaaliyad Somaliland eek u dhaqan dalka Norway May 19, 2013
Oslo (Somalilandfuture) Magaalada Oslo ee caasimada Norway ayaa ka mid ahayd meelahii sida baladha |
Xuska Sanad Guurada 22 Somaliland iyo Dabaaladagii LONDON oo ay khurbajooga Somaliland Wacadaro ka dhigeen (Sawiro) May 19, 2013
Waxaan xuskaasi jaaliyada Somaliland kala qayb galey wafti uu hogaaminayo madaxweyne kuxig...... Daa |
Daawo sawiro qiiro leh iyo dabaaldegii qaranka Somaliland oo aan loo kala hadhin iyo caasimada dalka ee Hargaysa. May 18, 2013
Hargaysa. (SLF)- Waxaa dhamaan dalka saaka looga dareeray dabaal degii ama xuskii 22 guuradii kaso |
Somaliland oo siweyne looga xusay Sanad Guuradda 22 ee ka soo wareegatay Madaxbanaanid Somaliland iyo khudbadii uu Madaxweynehu ka jeediyey maanta May 18, 2013
Dhamaan Bulshada reer Somaliland waxaan ugu Hambalyeynayaa farxada maalinta Qaranimada JSL ee 18 |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||



