Gudoomiyaha maxkamad sare ee somaliland oo markii ugu horeysay ka hore yimid qorshe Madaxweyne siilaanyo ku doonayey in wax kabedel lagu sameeyo Garsoorka

December 8, 2012 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Gudoomiyaha maxkamad sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa, markii ugu horeysay ka hore yimid qorshe madaxweyne siilaanyo ku doo naayey in wax ka bedel lagu sameeyo Garsoorka dalka qorshahan oo ahaa mid mudo soo taxnaa is lamarkaa xukuumadu ugu magac dartay Dibu habaynta Garsoorka kaasi oo gacanta ku haysay wasaarad Cadaaladu isle markaana Mudo 9 bilood ah ay tabobar siinaysy  3o ka mid ah Ardayidii ka qalin jabisay Jaamacad Hargeysa  qayibta Lowga ,in tii ugu sareysay hadaba sida shabkada wararka ee somalilandfuture oo mudo todobaad ah arintan u kuur gashay ay u xaqiijiyeen hawul wadeeno ka tiras Gudida Cadaalada oo ka Cudur daartay in mgacooda lasheego ,

Ayaa,noo xaqiijiyey  inuu fashilamay Qorshehii dibuhabaynta Garsoorka ee ay waday xukuumada madaxweyne siilaanyo ,isle markaana  aanay jirin wax talaabo ah oo uu ilaahad qaaday madaxweyne siilaanyo ,ka dib qoraal uu u gud biyey Gudoomiyaha Maxakad sare ahna Gudoomiyha gudida Cadaaladu uu diicayn ,inuu hirgaliyo qoraal uu madaxweynenu ku dalbanayo dibu habaynata garsoorka Gudoomiyah maxkamad  Somalilandfuture oo Is ku dayday inay wax ka weydiiso  Gudoomayaha Maxkamad sare ayaa ka Gaabasaday inuu wax tafaasiil ah ka bixyo Arintaasi balse sida ilo wareedyo lagu kal soon yahay oo ka tirasn wasaarad Cadaaladu ay noo xaqiijiyeen inaanay jir wax wada shaqayin ah oo ka dhaxaysa Wasaarad Cadaalad,iyo Gudida Cadaalada ,talaabadan ayaa ka denbaysay khilaal mudo soo jiitamay oo u dhaxeeyey Wasiirka Cadaalad iyo Gudoomiyaha Maxkamad sare , Qaarka mid ah dhalii yarad ay wasaarad Cadaaladu Tababarka Garsoor siinaysay oo aanu wax ka weydiinay siday u saamaysay Arintaasi iyo waxa ka jira ayaa, sheegay in wasaarad Cadaaladu Markii ay tabobarkan bilaabaysay ,ay kula heshiisay inay iska casilaal dhaan shaqooyinkii ay hayeen ilaahadan aanay jirin wax qorshe ah oo ay u hayso ,

Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiyeha maxkamad Sare si too ah u qaadaco qorshe xukuumadu wadatay

 

Wariye Siciid Xuseen Yuusuf

Somalilandfuture Hargeysa

Siciid4@yahoo.com

TeLL 4461316

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Amas University

Faalooyin
Maayar Soltelco Wuxuu Ka Dhabeeyay “Hargeysoo Siraadan Waan Sugayey”.    August 24, 2014
(SLF)-  Dalka waxaa ka qabsoomay doorashooyinkii golayaasha deegaanka oo ahayd doorashadii ugu cusl
Ila-eeg ILA-EEG iyo KULA-EEGAY maanta eegaya magac cusub oo ay usoo heleen odayaasha hawl-gabka ah ee la baxay ” madasha wadatashiga” laakiin magaca saxda ah ee looga baadhay dictionary-ga uu yahay ” Madasha wada-tashuushka”.    August 10, 2014
         ILA-EEG:    Waxay yidhaahdeen "  madasha Wada-tashiga"  oo maxaa u diiday inay
Dhammaan Masuuliyiintani Waxa ay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan Meherka Lamaanaha Axmed Sidiiq Yuusuf iyo Marwadiisa Ayaan Dahir Aska    August 10, 2014
Boorama- (SLF)-Madax-dhaqameedka Cuqaasha Waxgaradka Salaadiinta,dhalinyarada,aqoonyahanka iyo Dh
Somaliland:Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha–Q/c/qaadir Askar‏    August 10, 2014
Somaliland:Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha–Q/c/qaadir Askar   Ummadi waxay waxku
Tacsi:    August 10, 2014
Guddomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), : Guddomiye Garrodi Ma
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2014
M T W T F S S
« Jul    
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now