Ganacsatada Suuqa Waaheen ee Hargeysa oo Mudaharaad Salmi ah Ku Muujiyey Cabasho Ay Ka Qabaan Sicir-bararka iyo Sirifka Lacagaha Qalaad+Meheradahoodii oo ay Albaabada u Laabeen iyo Ciidamo Xooggan oo La Soo Dhoobay Agagaarka Goobahaasi

April 13, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa- (SLF):-Ganacsatada suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa saaka mudaharaad salmi ah ku muujiyey meheradahoodii ganacsi oo ay albaabada u laa been ka dib sicir-barar aad u xooggan iyo kor u kaca sarifka lacagaha oo ay in muddo ah ba cabasho ka muujinaayeen isla mar ahaantaana aan waxba laga qabanin.

Meheradaha ganacsi ee ku yaala suuqa Waaheen iyo badhtamaha Hargeysa, ayaa dhammaantood ba la arkaayey iyaga oo xidhan, waxaana daqiiqado ka dib ba ay xukuumaddu goobahaasi soo dhoobtay ciidamo aad u tira badan kuwaasi oo ku gaashaamnaa hub ciidan iyaga oo kala eryaaya dadka iskugu soo ururay goobahaasi iyo weli ba sida oo kale wariyeyaasha isku dayaaya in ay wax ka duubaan dhacdadan iyo dareenka ay qabaan shacabka muwaadiniinta ah ee ka ganacsada suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.

Wararka xog-oggaalka ah ee aanu illaa hadda helayno, ayaa sheegaya in ciidamada Boolisku ay tiro dad ah u taxaabeen xabsiga dhaxe ee magaalada Hargeysa, ku waasi oo cod dhee ku muujinaayey cabashada ay ka qabaan sicir-bararka iyo kor u kaca ku yimi sicir-bararka.


Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now