Fanaanka Da’da yar ee Axmed Nuux (Axmed Codey) iyo Nimco Yaasiin Oo Soo Wada Album Cusub.

March 11, 2014 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

London() Fanaaniinta Nimco Yaasiin Nimco Sharaf iyo Axmed Nuux Axmed Codey Oo Heestii Qarniga Dhawaan Daawaha ka soo Qaadaya, Heestan Oo sida la’sheegay si ba’ab loogu dhaliilaayo Xukuumadda uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Golihiisa Wasiiradda uu ugu Horeeyo Wasiir Xirsi.

Heestan oo Maalmaha foodda inagu soo haya soo gaadhi doonta Saxaafadda kala duwan ayaa midhaheeda wax aka mid ah, Qabiil Quutow na’soo dhaaf.

Axmed Codey oo ah fanaan Da’yar aadna u cod macaan ayaa badi Album-ka ay heesihiisu ugu badan yihiin iyadoo heesta ku jirta Album ay wada keenayaan Nimco Yaasiin “Nimco Sharaf” iyo Axmed Codey Heesta ay ku dhaliilayaan Dawladda Madaxweyne Axmed Siilaanyoi iyo waliba Sharciya qaar uu fanaanku ku sheegay Heesta in ay yihiin qaar ka horyimanaaya xariyatul qowlka Shacabka/Bulshadda

Heestan loogu magic daray Diir Ooman ayaa waxa Midha’heeda iyo Laxankaba ku ladhay  Fanaanka Da’dayar ee Axmed Nuux “Axmed Codey”

Fanaan Axmed Codey oo dhamaan Bulshadda reer Somaliland uguy hambalyeeyay Album cusub oo uu dhawaan daawaha ka soo rogaayo, kuna dhiiri galiyay in ay soo dhaweeyaan heesaha uu ku sheegay in ay wax tar u leeyihiin shacabka reer Somaliland iyo Qarannimadooda.

 

Saxafi Ali Caado (Dharaaro)

UK London

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now