Fanaanka 30-ka Jis Ee Qur’aanka Xafidsan Cabdi Hanni Xaashi Oo Maalinta Bari Ah La Horkeenayo Maxkamada Gobolka Maroodijeex + LUNSI LACAGEED OO LOO HAYSTO

June 28, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe
(SLF)- Fanaankan ayaa loo haystaa qadar lacageed oo dhan $45000 oo uu ka qaatay wiil dhalinyaro ah oo degan dalka ingiriiska,

Sababta ka danbaysa in fanaankan maxkamad lasoo taago ayaa lala xidhiidhinayaa lunsiga lacagtaasi oo ka soo gashay wiilkaasi oo u dhoofinayey dalka ingiriiska oo ay ku balansanaayeen inuu shaw halkaasi ku qabto lacagaha kasoo baxana lagu caawiyo abaaraha somaliland qayb kamidana isaga dib loogu celiyo,

Waxaa sabab u ah in fanaankan uu u dhoofiyo arimhii ay ku balameen wiilka oo ay dhexda kasoo gashay safiirka dalka ingiriiska u fadhiya somaliland AYAAN CASHUUR oo iyaduna dhankeeda fanaanka ku baayacday qadar lacageed oo ku laba laabmaya intii ay ku heshiiyeen wiilka uu hada u xidhan yahay,

maxkamada gobolka maroodijeex oo kiiskan gacanta ku haysa ayaa laga war sugayaa go,aanka ay ka qaadato 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    3 visitors online now