DUULIYIHII DIYAARADA OO NOQDAY REER SOMALILAND

July 4, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

DUULIYIHII DIYAARADA OO  NOQDAY REER SOMALILAND

(SLF)- Waxaa guul weyn iyo sharafba ugu filan reer Somaliland in duuliye sare Raashid Saalax Caateeye oo ah duuliyaha koowaad ee Diyaarada Air Arabia ee xiligan duulimaadyadeeda ka bilowday madaarka caasimada Hargeysa uu dhalasho ahaan ka soo jeedo  degmada Xiis ee gobolka Sanaag.

Raashid ayaa ku dhashay, kuna soo barbaaray wadamada khaliijka carabta, gaar ahaan dalka baxrayn. Shirkada duulimaadyada ee Air Arabia ayaa duulimaadyadeeda si toosa uga bilowday Somaliland iyadoo munaasibad loogu wanqalayay bilowga duulimaadyada shirkadana maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa balse goor danbe uun la ogaaday in duuliyaha diyaaradaasi kazoo jeedo Somaliland gaar ahaan gobolka sanaag.

1

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now