Doorashadii Kenya oo la soo gebagebeeyey, mucaaradkii Raila Odinga oo qaadacay najiitadii + mudaharaadyo rebshada wata oo durba meelaha qaar ka bilaabmay + xaalada oo kacsan + sawiro.

August 9, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)-  Doorashadii wadanka Kenya ee loo dareeray shalay ayaa waxaa goobaha cod bixinta lasoo xidhay shalay shantii galabnimo, iyadoo dadka badankiisu aanay weli codayn kayuuga oo dheeraa owgii.

Waxaa illaa xalay saqdii dhexe loo fadhiyey illaa saakadii hore ee saaka tirinta codaynta muwaadiniita, waxaana isla markiiba soo booday in uu tirinta ku horeeyo xisbul-xaakimka Jubilee ee talada haya ee uu hogaaminayo madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Ilaa iyo hadda codadka la tiriyey ayaa waxay labada xisbi ee sida adag u loolamayaa kala heleen, xisbiga uu hogaamiyo madaxweyne Uhuru oo ku hogaaminaya tiro codad ah oo gaadhaysa 7,963,336 una gidhanta 53,89%,  halka xisbiga uu hogaaminayo Raila Odinga uu helay codad gaadhaya 6,574,302 una dhiganta 44,49%.

Isla xalay gelinkii dambeba waxaa najiidadaa qaadacay xisbiga mucaaradka ugu weyn ee NASA ee uu musharaxa u yahay Raila Odinga, waxaana isla saaka ka bilowday mudaharaadyo rabshada wata oo ka dhacay dhawr meelood oo dalka ka mid ah, waxaana lasoo sheegayaa in ay rabshadahaasi weli socdaan, waxaa kaloo lasoo xaqiijiyey inay jiraan tiro dad ah oo dhimasho ahi.

1 2 3 5 6

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Hambalyo Meher Wacan    August 6, 2017
Xamse Maxamed Carten, Salaabeen Xuseen Cabdi, Sidiiq Cabdi Cismaan, Saleebaan Cabdi looliye, Saalax
Wankii La lumay Baraarka    August 5, 2017
Xooluhu waa aassaasska nolosha aadamaha, dhaqashada xooluhuna waa lafdhabarta nolosha aynu ku tiirsa
ILYAAS AYAAN Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota : Ilyaas Saxardiid Kaahin iyo Ayaan Xiis Maxamed Oo Aroooskoodu 30/07/2017 ka dhacay magaalada Slouth City ee Cariga Ingriiska    July 30, 2017
Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi,Suldaan Xiis Ismaaciil Abiib, Maxa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now