“Doorashadii baa gobolo dhan la yidhi doorashada ka qayb-gali maysaan oo la duudsiyey xuquuqdoodii dastuuriga ahayd, intii dhexena waa la boobay oo Koombuutaradii ayaa laga waayay oo markii dambe la galiyey cod intii hore ka yar.” Muj Xasan Ciise Jaamac
December 7, 2012 - Written by Editor
Hargeysa (Somalilandfuture)Guddoomiyaha ururka XAQSOOR Xasan Ciise Jaamac, ayaa sheegay inay dhalinyaradda taageereyaasha ururkiisa uu ku booriyay ahmiyadda nabad-gelyaddu u leedahay qaranimadda.
“Dhalinyaradda waxaanu ugu khudbadaynay Istaadiyamka Hargeysa, waxaanuna doonaynaa in nabada Somaliland oo qolyahayaga Xaqsoor aanu naf iyo maalba u hurnay, waxaanu doonaynaa in aan lanaga carsha-casrhayn, maadaama oo ururkani taariikh baal-dahab ah ku leeyahay dalka,”ayuu yidhin Xasan Ciise oo maanta u waramayay laanta afsoomaaliga ee BBC-da.
Faalooyin
Xawaaladda Juba Express oo Si wayn ugu dhex muuqday Munaasibadii xuska 18-kii May May 21, 2013
Hargeysa(Somlilandfuture)Shirkadda Xawaaladda lacagaha ee Juba Express ayaa shalay si wayn uga dhex |
Fadeexadaha Juwannada Musumaasuqa ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ku Fiday Kastamada Kalabaydh iyo Wajaale iyo Hantidhawrka Qaranka oo ka hadalay May 21, 2013
Hantidhawrka Qaranka oo caddeeyey inay baadhitaanno cusul ka bilaabi doonaan xarumaha dawladaha hoos |
Xukuumadda Somaliland Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Ka Wada Hadlay Hanaanka loo maamulayo deeqaha May 21, 2013
Hargeysa (Somalilandfuture- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa m |
Xawaaladda Juba Express oo Si wayn ugu dhex muuqday Munaasibadii xuska 18-kii May. May 21, 2013
) Shirkadda Xawaaladda lacagaha ee Juba Express ayaa shalay si wayn uga dhex muuqatay xuska dabaal |
“Waxaanu uga digaynaa Wasarada Ciyaruha inay iyadu gacanteeda ku fashiliso habsami u socodka Tartanka Ciyaraha Gobolada Somaliland” Gudoomiyaha Xidhiidhka K. Kollayga May 20, 2013
Wasarada Dh. & Ciyaruhu waxay u baahantahay inay hesho dadkii ehelka u ahaa hormarinta dhalinyar |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||



