David Beckham oo Badheedhihiisa ka Dhiibtay Ciyaarta Champions-ka ee PSG Vs Barcelona

April 1, 2013 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

David Beckham oo Badheedhihiisa ka Dhiibtay Ciyaarta Champions-ka ee PSG Vs Barcelona

David Beckham, ayaa badheedhihiisa ka dhiibtay kana hadlay ciyaarta ka tirsan Champions-ka ee PSG iyo Barcelona, isla markaana tilmaamay in Barca ka tahay koox ka tilmaaman naadiyada kale.

Beckham waxa uu qiray awooda Barcelona oo uu ku tilmaamay mid aan la iska caabiyo karin, isagoo intaa raaciyay inay yihiin naadiga waqtiga kubbadda cagta adduunka ugu wanaagsan.

Laacibkan oo ka hadlaya ciyaarta PSG iyo Barcelona waxa uu yidhi, “Waxay noqon doonmtaa ciyaar adag, waxay leeyihiin qaab-ciyaareed gaar u ah, laakiin diyaar ayaanu u nahay in aannu iska caabino.”

 

 

Xafiiska shabkad ee Somalilandfuture  Hargeysa

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now