Daawo Wasiiru Dawlaha Amniga Oo Kulan Dardar Amniga Ah Iskugu Yeedhay Gaadhadhka Lixda Degmo ee Caasimada Hargaysa

July 16, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargaysa( SLF) – Wasiiru  Dawlaha  Amniga  Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha  JSL  Maxamed Muuse Diiriye  Ayaa   Maanta   Xarunta Wasaarada  Kulan  kula  yeeshay   Gaadhka   lixda  degmo  ee xaafadaha   caasimaha Hargaysa.

 

Kulankan yaa daarnaa sidii  oo  dardar galin lahaa    amniga  iyo wada  shaqaynta    laamaha  amaanka qaranka .

Wasiirudawlaha  Ayaa   dhamaanba gaadhka  xaafada ku  booriyey  inay la  shaqeeyaan  laamaha  amniga  maadaama ay  iyagu  ka war  hayaan  xaafadaha   isla  markaana ay  isha  ku  hayaan  guryaha  laga  baxo  iyo    cida  soo  gashaba .

 

dhinaca kale   guddoomiyaha  guud ee gaadhka  caasimada Hargaysa  Maxamuud Ganay ayaa  balan qaaday  inay la shaqayn doonaan laamaha  amaanka  isla markaana  ay dadka  ku wacsi  galindoonaan   sidii  ay  u  qaadan lahaayeen  kaadhadhka  codbixinta.

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now