Daawo-Wasiirka Khayraadka Biyaha Oo Fariin U Diray beelaha Ku Dagaalamay Ceel Afweyn Isagoo Ka Digay In Raxmaadka Ilaahay Oo Curtay In Shaqaaqo Dib Usoo Laabato

May 2, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

(SLF)-  Munaasibad Balaadhan oo hadhimo Sharafeed Ah Ayaa uu Wasiirka Wasaarada Khayraadka biyaha Xuseen Cabdi Boos Maanta ugu Sameeyey Magaalada hargaysa gaar ahaana Hotel Diiriye Qaar Ka mid ah qoorweynta,salaadiinta,cuqaasha,waxgaradka iyo Madaxdhaqameedka beelihii dhowaan ku dagaalamay deegaanka ceel afweyn ee gobolka Sanaag

Munaasibadan oo uu Wasiir Xuseen cabdi Boos uga Dan lahaa Xoojinta Adkaynta Nabadgelyada,Midnimada Gobolka iyo  isku soo Dhoweynta Dadka Deegaanka Ayaa waxaa Goobjoog ka Ahaa Garaad Cabdilaahi Guuleed, Boqor Maxamed Nuux Aadan,Suldaan Cali Yuusuf Badacas, Caaqil Jafaal, Jiif Caaqil Aadan maxamed jaamac, Jiif Caaqil Ibraahin Ismaaciil Jaamac, Jiif Caaqil Maxamuud Nuux Maxamed,Caaqil Xuseen Digaale Yuusuf,Caaqil Axmed Jaamac Dafac ,Isuduwaha wasaarada Warfaafinta Gobolka Sanaag MAxamuud Maxamed Xasan SARAAF,Maayar xigeenka Degmada Ceerigaabo,Aqoonyahano,Siyaasiyiin iyo Dhalinyaro Aad u Tira badan

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Hoggaamiyaha Bulshaawiga Ah VS Igu Sawir: W/Q Mawliid Cali-dhure    August 23, 2017
Hoggaaminta bulshaawinimada leh waa tan hoggaamiyuhu si dabacsan ku raadiyo xidhiidh wanaagsan oo fa
Meher Meher Wacan    August 21, 2017
Meher Wacan   Maxamed Ciise Jaamac (Shabeel), Maxamed Axmed Faarax (Ilkacase), Axmed Maxame
Screenshot Wershad Somaliland Lahayd Oo Ay Bedeleen Warshado Laga Leeyahay Wadamada Chinna Iyo Jabaan/Qalinkii Weriye Cabdiraxmaan Tiriike    August 17, 2017
Hore Waxay U Ahayd Wershad Meel Hal-bawle Ah Ugu Jirtay Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Waana Mid Muu
20891354_10214158041289739_240530483_n HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed    August 15, 2017
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed. Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaft
Baro-bixinta ay ereyada qalaad ku hayaan Af-Soomaaliga (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)    August 9, 2017
Afafka adduunku waxay yeeshaan horumar, dib-u-dhac iyo geeri intaba. Af-Soomaaligu wuxu ku jiraa kuw
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    0 visitors online now