DAAWO:-Wasaaraddaa Arrimaha Gudaha Somaliland oo Hanjbaado u Dirtay Odey Dhaqameedyada Dalka

March 30, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargaysa- (SLF)-  Wasiir ku Xigeenka  Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL ee  Mudane Jaamac  Cabdillaahi Biin  ayaa  Maanta Shir  Jaraa,id oo  uu  ku  qabtay   Xarunta wasaarada Arrimaha Gudaha  Kaga  hadlay  Dadka  kasoo  horjeeda Horumarinta   Mashaariicda  Dalka.

Wasiirka Ayaa sidoo Kale Digniin u  Diray   Cuqaasha  iyo  madax dhaqameedka  dalka  kuwaasi  oo  uu sheegay inay   inay  hormuud u  yihiin  nabada   isla  markana  dawladu  ku ixtiraantu   iyaguna  tix galin  muujiyaan inaan  maanta kadib  loo adkaysan  doonin  caaqil   colaad   aloosaya  lagana  saari doono  liiska cuqaasha.
Dhinaca  Kale  Mudane Wasiir Jamac  Cabidillaahi Biin  waxaa uu  sheen in  warbaahinta  lagaga  hadli karo  wixii tallo iyo  toosina  ee ay ka  reeban tahay   kicinta  dadka  iyo ka  shaqaynta  dad isku  dirku.

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
thumbnail_cabdi caydiid QAYLO-DHAANTA CABDILLAHI JAWAAN – SAX MISE KHALAD? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)    April 13, 2017
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. M
thumbnail_17309779_425862594415240_4872512848930050901_n Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga imanaya tv yada iyo idaacadaha    April 12, 2017
Fashilka wasaarada warfaafinta ee ku aadan doodaha lagu wiiqayo jiritaanka somaliland ee kaga iman
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
May 2017
M T W T F S S
« Apr    
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
Site stats
  • Who's Online

    3 visitors online now