Daawo: Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Saaka Dhir-beeris Ku Xustay 18MAY 2017

May 18, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe
Hargaysa( SLF)- Shaqaale weynaha wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Amniga Iyo Maamulka ayaa Saaka xuska 18ka May ku xusay xarunta wasaarada oo ay ka fuliyeen dhir beeris.
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maxamed Kuuse Diiriye Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur iyo Agaasimaha Amniga Xasan Nuur Abokor ayaa Halkaasi Kala Hadlay Shabiga Somaliland oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada !8 May oo Sanadka Halku dhig u Yahay “18 may aan daryeelo dadkeena”.
https://www.youtube.com/watch?v=nkK7sM96HYI&feature=youtu.be

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now