DAAWO:-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hore uga Digay Dooda Dr.Bulxan ee Tegitaanka Muqdisho

May 7, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa(SLF):-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland, ayaa wakhtiyo sii horreysay isaga oo la hadlaaya qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu si adag uga digay in aqoonyahan wakhtigaasi dalka Turkiga kaga qeyb-galay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ay furan wada halaq oo sababta in cid aan loo igman wada-hadaladdaasi ay dhinaceeda iska qabsato sida haatan taagan ee Dr.Bulxan ugu baaqey in uu muxaadaro ku saabsan gooni isu taaga Somaliland uu ka soo jeedinaayo Muqdisho balse wakhti xaadirkan ay dawladdu ka hor istaagtay.

Boobe Yuusuf Ducaale oo arrintan aragti dheer ku eegay sanado ka hor, ayaa waxa uu tibaaxay in haddii wada-hadalada ay ka qeyb-galaan cid aan sharcigu u banneynin ay sababi doonto in qof kasta uu iskiii ugu magac doonto Somaliland iyo qadiyaddeeda oo khatar gelin karta qaranimada Somaliland.

 

DAAWO, Mujaahid Boobe oo arrimahaas ka hadlaaya.

 

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise Waa Xukuumada.    June 16, 2017
Mashruucii Biyo Galinta Tog-Wajaale Halkuu Ku Danbeeyey Tolaw Hagrashadu Ma Wasaarada Biyahaa Mise W
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?    June 6, 2017
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiid
Daawo: Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS    May 24, 2017
- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxige
Maxaynu Ka Baranay Sanadkan 18ka May /Qalinki suxufi madax banan cabdiraxmaan maxamed xidig    May 24, 2017
iyadoo shacbiga  reer somaliland ay ka midyihiin   bulshooyinka caalamka ee dhowaan la jaanqaaday
thumbnail_vvv Hambalyadii 18 May ee Itoobiya oo Jabuuti, Turkiga, Kenya ka aamuseen, oo dareenka shacabka Somaliland    May 20, 2017
Hargeysa- Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalye
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2017
M T W T F S S
« May    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Site stats
  • Who's Online

    1 visitors online now