Comments for Somaliland Future

Comment on Nayjeeriya: Dal La Il-daran loolan diineed iyo siyaasad dhinac ka raran “Waxa dalkan ku dhaqan 250 qabiil oo siyaasadii ka dhigay mid xar galay” Qaybtii 2aad.Diyaariye C laahi beeriya by Editor
waxa aan la yaabahanahay ninkan inta badan ka sheekeeya isreal meesha uu macluumaadkan ka keeno mmk

Comment on Haddii Xaasku I Maagto Xirsi Baa Ka Dambeeyey By: Afgaab Guled Howle by Mohamoud A. Odya
Excellent Comment.

Comment on Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu dhaliilay Madaxweynaha, markii uu yidhi masuul madaxweynuhu soo xulay ayaan waxba garanayn by aamac dheere
Wasiirku isagu aqoonta uu sheeganay ee uu doonayo inuu dalka ku maamulo waa lunsashada hantida ummada masaakiinta ah. Taasi maaha masuulnimo ee waa Mooryaanimo iyo wixii koonfurta laggu yiqiiney.

Comment on Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu dhaliilay Madaxweynaha, markii uu yidhi masuul madaxweynuhu soo xulay ayaan waxba garanayn by Abdi axmed
Wasiirku isagu aqoonta gaarka ah ee sheeganayaa maxay tahay? Isagaa aqoon u baahan, Ma jirto jaahilnimo ka weyn qof odhanaya hebel aqoon ma leh. Ma ninka weyn ee waraaqaha akhriyaya, ee Statementiga dadka tusaya, ee hadana sharaxaya  xisaabtii la lunsaday IWM ayuu leeyahay aqoon daraa haysata?  malaa wuxuu doonayey miduu iska marsado wuxuu doono oo aan waxba sheegin.

Comment on Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu dhaliilay Madaxweynaha, markii uu yidhi masuul madaxweynuhu soo xulay ayaan waxba garanayn by Mohamed Osman
Wasiirku uu fashilamy ee ha is casilo, hana ku eekaado ururka Nasiye, ee Xirsi gaab hoosta ka wado

Comment on Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu dhaliilay Madaxweynaha, markii uu yidhi masuul madaxweynuhu soo xulay ayaan waxba garanayn by Axmed
Waxaan u malaynayaa inay 20kii sano inaga qasaartay, mar hadii sidani inoo dambeysey….dhinac dgaal baa inagaga furan dhexdeenana waxaas xilka leh baa ka socda iyo ceebtaas booramana waa khuurinaysaa oo mar dhaw way qarxaysaa……walee waa yaab …tolow xagee sartu ka qudhuntay?

Comment on Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu dhaliilay Madaxweynaha, markii uu yidhi masuul madaxweynuhu soo xulay ayaan waxba garanayn by BILLE
wasiirka in uu tuug yahay waxaad ku garaneysaa su”aal walba oo la weydiiyo eg(lacagu ayaa la yidhi waad lunsatay)ma ka jawaabayo ee waxuu ka bilaabayaa ninkan shaqadiisii buu qaban kari waayey oo wax khibrad ah maleh waliba dad caawiya yaan u keenay,yacni meel kale ayuu ka hadlayaa oo waxuu eedeenayaa siilaanyo uu leeyahay madaxweynaha ha joojiyo dadkan uu wadada ka soo qabanayo oo dad wax yaqaana ha la keeno ,waxaan aad ka sheekeynasaanaoo ah lacag baa la lunsaday waxba kama jiraan ee ha naloo raadsho dad cilmi leh, lacagta aad shegeysaan cilmi ayaa ka weyn.

Comment on Wasiir Maxamed Cabdillaahi Cumar waxa uu dhaliilay Madaxweynaha, markii uu yidhi masuul madaxweynuhu soo xulay ayaan waxba garanayn by maxamed
asc walaal

waxa aan ku leeyahay walaal cabdi xakiim yuusuf walaal hanti dhowrka aad leedahay wax hasoo qabto sxb waa shaqaale dowladeed oo wuxuu amarka ka qaata kan aad leedahay hasoo baadho,markaa askariga saldhiga jooga miyuu taliyihiisa baadhi karayaa waa maya maxamed dheere {hanti dhowrka} waa askari kolba dowladii joogtaa ay isticmaasho ilaa dowladii siyaad bare sidaas ayuu ahaa.Markaa sxb iyadoo cidkale loo diro mooyaane cidi waxba ku helimayso oo isagaa dalbaday oo u yeedhay iminka hanti dhowrka