Wararka_Somaliland
Daraasad Cusub oo Shaacisay inay Adduunka ku soo Badanayaan Dadka Iyagoo Hurda Socdaala(May 16, 2012)
Guud ahaan caalamka waxa beryahan dambe ku sii badanaya dadka iyagoo hurda lugeeya, kuwaas oo marka la barbardhigo daraasadaha hore looga sameeyey iyo kuwa cusub ay soo baxday farqi dheeraad ah oo aad
Waa 2dii oday ee iLA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiislaha ahaa oo maanta diirada saaraya gudoomiyaha ururkii hadhay ee UDHIS mudane Dhewayne.(May 16, 2012)
Oslo ( SLF)- ILA-EEG: Horta Muj. Dhegaweyne ma sidan uu hadda u dhiganyahay ayuu u dhignaa waagii halgankiina, illeyn waa tanoo is qiimo ridye, caruurtiibaa ku hadaaqaysa " oo tolow
Komishanka doorashooyinka Somaliland oo xaruntooda ku qabtay codbixintii Tijaaboda ahayd(May 16, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture) Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta xaruntooda ku sameeyay codbixinta doorasho tijaabo ah oo ay ka qeyb galeen 200 oo qof oo laga soo kala dhex xulay qeybaha kala
Maxkamadda Ciidamadda Somaliland oo Dil, Xabsi Daa’in iyo xukuno kale ku riday Maleeshiyo Beeleedii hubaysnayd ee shalay weerartay ciidamadda qaranka ee ka dishay sadexda Askari(May 16, 2012)
Hargeysa(Somalilandfuture) Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Darajadeeda koowaad oo saaka u fadhiisatay xukunka Maleeshiyo beeleedii Hubaysnay ee Weerarka ku soo qaaday Xerada Ciidamadda Kabka ee Hargey
Gaadhi Kuwa Xarragad ah oo ku Soconayana Badda iyo Berrigaba oo Markii u Horreysay la soo Saaray(May 16, 2012)
Mashruuc dheer oo socday muddo lix sannadood ah oo lagu doonaayey in lagu soo saaro gaadhi kuwa xarragada ah oo dhex socon kara berriga iyo badaha, ayaa markii ugu horraysay lagu guuaystay, lana soo b
Augustine Mahiga oo Beesha Caalamka ka codsaday in dhaqaale lagu bixiyo Meel-marinta heshiiska Qariidadda Nabadda(May 16, 2012)
(Somalilandfuture) Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la bixiyo tageero dhaqaale oo suuro-gelin
“Waxaan aad Idinku Adkaynayaa oon Doonayaa in Ummadda Somaliland ka Waantawdo Hebel ii Shaqaalee Bariiska ha ka Cunee” waa in tayo iyo Aqoon lagu soo xulo xubin kasta Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici)(May 16, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture)Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhibaatooyinka ay horumarka dalka ku hayaan dadka aan aqoonta iyo khibradda badan lahayn ee xilalka iy
“Car waakaasi nabad ha ku gaadhsiiyaan dalka muddadii loogu talogalay, anigu xaqiiqada ayaan ogahay, doorasho ayeynu ka hadlaynaa ee waa ta laga werwereegayo” Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS(May 16, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture) Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka hadhay ee UDHIS Md. Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegoweyne), ayaa dhaliilihii ugu cuslaa abid u jeediyey xukuumadda Somaliland ee uu hogg
“Shacabow isku Heli Mayno Qarannimo iyo Qabiilnimo ee Labada Mid Baynu Qaadaynaynaa, Waxayna Maraysaa in Xeryihii Ciidanka la Weeraro” Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo ka hadlay dagaal khasaare ballaadhan geystay oo ka dhacay Hargeysa(May 16, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa arrin nasiib-darro ku ah qaranka Somaliland ku tilmaamay dagaalkii maanta ka dhacay xerada mada
Cilm-baadhis: daaha ka rogtay in Japan aan Haysan Carruur ku Filan Mustaqbalka(May 16, 2012)
Cilmi-baadhis cusub oo dhowaan la soo saaray, ayaa lagu ogaaday in dalka Japan aannu haysan carruur ku filan oo mustaqbalka la wareega maamulka wadankooda, iyadoo la tilmaamay in dhimashadu
Faalooyin
Madaxweynaha Somaliland oo ka qeybgalay Aas Qaran oo loo Sameeyey Marxuum Axmed Maxamed Halac May 17, 2012
Hargeysa (Somalilandfuture) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siil |
Gaadhi Kuwa Xarragad ah oo ku Soconayana Badda iyo Berrigaba oo Markii u Horreysay la soo Saaray May 16, 2012
Mashruuc dheer oo socday muddo lix sannadood ah oo lagu doonaayey in lagu soo saaro gaadhi kuwa xarr |
“Car waakaasi nabad ha ku gaadhsiiyaan dalka muddadii loogu talogalay, anigu xaqiiqada ayaan ogahay, doorasho ayeynu ka hadlaynaa ee waa ta laga werwereegayo” Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS May 16, 2012
Hargeysa (Somalilandfuture) Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka hadhay ee UDHIS Md. Ibraahim Cabdillaa |
|
Hay’adaha Dawladda ee Burco oo iska Bixin la’ Daynta Biyaha ay Isticmaalaan iyo Digniinta Badhasaabka Togdheer Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco oo soo bandhigtay waxqabadkoodii 18 bilood May 15, 2012
Burco (Somalilandfuture) Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco, ayaa xaflad ballaadhan oo xaruntooda |
Hadhaaga Warshadaha Caanaha oo la Xaqiijiyey inay Sababaan Wasakhawga Hawada May 15, 2012
Haadha caanaha warshadaha lagu sameeyo, ayaa la ogaaday inay sababaan wasakhowga Carbon–ka, kuwaas |
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Site stats |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

