Wararka_Somaliland

DIGITAL CAMERA Somaliland :Xuska Sannad-guurada 21aad ee ka soo wareegtay Madaxbannaanideed Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu dadweynaha kala hadlo fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa
(May 18, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture) Xuska sannad-guurada 21aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbannaanida Somaliland oo ku beegan Jimcaha maanta, ayaa la filayaa in si ballaadhan loogu dabbaal-dego
gaboosett6 Mawqifka Ururka UMMADDA ee la Xidhiidha Xukunka Maxkmadda Ciidanku ku Riday Dablaydii Hubaysnayd ee weerartay Ciidanka
(May 18, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture)- Urur-siyaasadeedka UMMADDA, ayaa xukunka dilka iyo xabsi diyaarinka ah ee Maxkamadda Ciidammada Somaliland ku ridday Arbacadii toddobaadkan 22 nin oo ka mid ah koox dablay
ccccali Cali Warran-cadde oo Tilmaamay in Lagu Degdegay Xukunnada Lagu Riday Dablaydii Ciidanka Weeraray
(May 18, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture)Wasirkii hore ee Duulista iyio Hawada Md. Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa xukunkii lagu riday kooxda dablayda ahayd ee weerarka ku qaaday ciidammada qaranka ku tilmaamay mid
sawirkii-solja (1) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ka Hadlay Xadhigga Laba Suxufi oo Hargeysa ku Xidhan
(May 17, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka hadlay xadhigga laba suxufi oo kala ah tifatiraha wargeyska Yool Mr. Maxamed Cabdi Curad iyo Khadar Muuse oo maalintii afra
mm siilaanyo Ururada Aqoonsiga Somaliland U Dooda Ee Ingiriiska Degen Oo Walaac Ka Muujiyay Hab Dhaqanka Xukuumadda Ee Saxaafadda Iyo Qoraalka Ay U Soo Direen
(May 17, 2012)
London(Somalilandfuture) )-Kooxda Somaliland Focus UK, oo ah aqoonyahano u dooda qaddiyadda madaxabanaanida Somaliland oo intooda badani u dhalatay dalka Ingiriiska, ayaa walaac ka muujiyay qaabka ay
6DGzeZ2vly2ZB-DXBPwmeA5EJbZgj6AV0jzfgwFU-feQ Daawo sawiro dheeraada oo aanu ka diyaarinay dabaaldegii iyo damaashaadkii qarinamada Norwey, dhinaca kalena waxaa si la mataanaysan ay qabanqaabadeedu u socotaa maalinta qaranimada jamhuuriyada somaliland.
(May 17, 2012)
  OSLO (SLF)-  Waa qoyskii reer boqor oo salaan sharaf ka qaadanayey kumanaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee Oslo, waxaanay  gacanta lulayeen oo taagnaayeen muddo lagu qiyaasay 3 saacadood oo xi
Kaki Yang Terlampau Besar2 Wiil Yar oo Lugaha Maroodiga oo Kale Leh iyo Dhibaataday Mucjisadan ku Hayso
(May 17, 2012)
Wiil yar oo u dhashay dalka Uganda, ayaa intii noloshiisa uu ifka joogay waxa uu la taag daranaa lugihiisa oo leekaaday dhumucda lugaha Maroodiga oo kale, waxaana sida dhakhaatiirtu sheegeen ku dhacay
ray_back3 Maxkamadda Sare oo Mudaysay Dhegaysiga Dacwad u Dhexaysay Hoggaanka Xisbiga UDUB
(May 17, 2012)
Hargeysa (Somalilandfuture) Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka, ayaa markii u horraysay muddaysay gudogalka dhegaysiga dawcadda la xidhiidha khilaafka
17 MA Dabaal dega qaranimada Norwey oo si xawli ah uga socota guud ahaan dalka oo dhan iyo dabaal dega qaranimada dalka Somaliland oo beri ah iyo isu dhoolo tuska labada qaran.
(May 17, 2012)
 OSLO ( SLF)-  Waxaa si aan kala go, lahayn  uga socda dhamaan gobolada kala duwan ee dalka Norwey dabaal dega maalinta qaranimada dalkaa, iyadoo saaka uu jewigu yahay jewi qaboobe ah oo dhamaan da
oday md Shirkii Oday-dhaqameedyada ee Muqdisho oo Burbur Qarka u Saaran iyo Ergadii Puntland oo Garoowe ku Laabtay
(May 16, 2012)
Muqdisho (Somalilandfuture) Shirkii madax-dhaqameedyada Soomaalida uga socday beryahanba magaalada Muqdisho ee lagu doonayo in ansixiyo dastuur cusub oo loo samaynayo dalka Soomaaliya, ayaa qarka u sa

Next Page »

Amas University

Faalooyin
aas-360x225 Madaxweynaha Somaliland oo ka qeybgalay Aas Qaran oo loo Sameeyey Marxuum Axmed Maxamed Halac    May 17, 2012
Hargeysa (Somalilandfuture) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.  Axmed Maxamed Maxamud (Siil
tromaktiko Gaadhi Kuwa Xarragad ah oo ku Soconayana Badda iyo Berrigaba oo Markii u Horreysay la soo Saaray    May 16, 2012
Mashruuc dheer oo socday muddo lix sannadood ah oo lagu doonaayey in lagu soo saaro gaadhi kuwa xarr
dhago weyne iyo foosiya “Car waakaasi nabad ha ku gaadhsiiyaan dalka muddadii loogu talogalay, anigu xaqiiqada ayaan ogahay, doorasho ayeynu ka hadlaynaa ee waa ta laga werwereegayo” Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS    May 16, 2012
Hargeysa (Somalilandfuture)  Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka hadhay ee UDHIS Md. Ibraahim Cabdillaa
Hay’adaha Dawladda ee Burco oo iska Bixin la’ Daynta Biyaha ay Isticmaalaan iyo Digniinta Badhasaabka Togdheer Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco oo soo bandhigtay waxqabadkoodii 18 bilood    May 15, 2012
Burco (Somalilandfuture) Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco, ayaa xaflad ballaadhan oo xaruntooda
sah Hadhaaga Warshadaha Caanaha oo la Xaqiijiyey inay Sababaan Wasakhawga Hawada    May 15, 2012
Haadha caanaha warshadaha lagu sameeyo, ayaa la ogaaday inay sababaan wasakhowga Carbon–ka, kuwaas
Tixmaal: Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube
Archives
May 2012
M T W T F S S
« Apr    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Site stats
  • Who's Online

    2 visitors online now