Cayaaraha

Maroodi-jeex2 Xulka Maroodi-jeex Oo 2-1 Ku Muquuniyay Xulka Saraar oo Hal Ciyaartoy Casaan laga siiyey,
(June 2, 2013)
Hargeysa (Somalilandfuture)- Xulka Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) oo difaacayana Horyaalnimadda koobka tartanka gobolada oo ay ku guulaysteen ciyaarihii sanadkii 2011-kii lagu qabtay Magaaladda Burco,
sir-alex-ferguson-pic-getty-477823039.jpgb Sir Alex Ferguson Oo Si Rasmi Ah Uga Fariistay Shaqada Tababare Ee Man United.
(May 8, 2013)
Sir Alex Ferguson ayaa ka fadhiistay  shaqada tababare ee kooxda Manchester United ka dib 26 sannadood iyo bar oo uu soo hogaaminayay kooxda. Tababaraha reer Scotland oo 71 sanno jir ah ayaa ku gu
LAWER16 Golaha Wakiillada oo Ansixyey Xeerka Qareennada Somaliland iyo Ururka Qareennada oo soo Dhoweeyey
(May 7, 2013)
Hargeysa (Somalilandfuture)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa fadhigoodii shalay ku meel-mariyey Xeerka Qareennada Somaliland Xeer No. 30/201, kadib markii kaabis iyo wax-ka-beddel lagu sameey
wakiilka cusub Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Somalia iyo Somaliland u Magacaabay Danjire cusub oo beddeli doona Augustine Mahiga
(April 30, 2013)
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa u magacaabay Soomaaliya danjire cusub oo bedeli doona Augustine Phillip Mahiga oo saddex sano wakiil uga ahaa xoghayaha guud arrimaha Soomaaliya,
wigar iyo fan Arsene Wenger Abaal-marinta Ciyaartoyga Sannadka ee Premieship-ka Kala Bakhaylay Van Persie
(April 28, 2013)
Arsene Wenger, ayaa abaal-marinta ciyaartoyga horyaalka Ingiriiska ugu fiican kala bakhaylay Robin Van Persie, kuna baaqay in billadan la siiyo laacibka Man United dhexda uga ciyaara ee Michael Carric
morin ho 2 Saxaafadda Spain oo Baahisay Magacyada Ciyaartoy Mourinho u Aanaynayo Guul-darradii Dormund
(April 28, 2013)
Dhamaadkii ciyaartii Borusia Dortmund 4-1 kaga badisay ayay saxaafadda Spain baahisay liiska ciyaaryahannada uu macallinkani u aanaynayo guul-darradaas, inkastoo aannu macallinkani toos uga shaacin.
layaab1 Kooxda Kubbadda Cagta ee Ny Krohnborg IL oo Aarrin Aan Hore u Loo Arag La Kulantay
(April 24, 2013)
Fasax ay Galeen Kadib Ayay soo Laabteen Garoonkoodii oo Laami Laga dhex Saaray Kooxda kubbadda cagta ee Ny Krohnborg IL oo ka dhisan Norwey ayay ku dhacday arrin ugub ku ah kubbadda cagta, kadib mark
serka Sir Alex Ferguson oo ka Hadlay Damaciisa Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyga ee Xaggaagan
(April 23, 2013)
Tababaraha Man united ee Sir Alex Ferguson, ayaa ka hadlay damaciisa ku aaddan suuqa kala iibsiga ciyaartoyga ee xaggaagan, isla markaana shuruud ku xidhay laacibiinta uu u baahan inuu helo. Fergus
ficl xumo 2 Sergio Aguero oo David Luiz ka Raalli-geliyay Ficilkii uu Kula Kacay Kulankii FA Cup-ka
(April 19, 2013)
Sergio Aguero, ayaa raalli-gelin ka bixiyay ficilkii uu kula kacay to David Luiz intii lagu gudo jiray ciyaartii ka tirsanayd Semi-final-ka koobka FA Cup-ka ee Wembley ku dhexmartay Chelsea iyo Man Ci
garoonka baraasil Garsooraha Dhex-dhexaadin Doona Ciyaarta Final-ka ee FA Cup-ka oo Lagu Dhawaaqay
(April 19, 2013)
Garsooraha Dhex-dhexaadin Doona Ciyaarta Final-ka ee FA Cup-ka oo Lagu Dhawaaqay Garsoore Andre Marriner, ayaa loo doortay inuu dhex-dhexaadiyo Final-ka FA Cup-ka Ingiriiska oo 11-ka bisha May ee san

Next Page »

Amas University

Faalooyin
Julian Aas-aasaha Wikileaks Julian Assange oo ka Hadlay Cidhiidhiga Xoriyada Saxaafada    June 19, 2013
  Julian Assange oo ah Ninka aasaasay shabakada saamaynta wayn ku yeelatay dunida ayaa sanad
Wasiirada Masar Iyo Itoobiya1 Dawladda Masar iyo Itoobiya oo ku Heshiiyey in Biyaha Nile la Qaybsado, Wadahalada la sii Wado    June 19, 2013
Addis Ababa (SLF/W.Wararka) - Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka Masar iyo Itoobiya, ayaa ku heshii
Saylici-iyo-Awdal Anigaa Reer Hebel ka Badan ma Soconayso Waxaanad Ilaahay Inooga Baridaan…’Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo booqasho ku tagay Boorama iyo nin magaalada Xariirad lagu dilay oo la aasay + magacyada dad falkaas loo qabqabtay    June 19, 2013
Boorama (SLF)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil
zaad-service-banner Telesom oo Liblaabtay Boobka iyo Bililiqadda ay ku Hayso Warbaahinta Madaxbanaan ee Somaliland iyo Dhaqamad Cusub ee aan ladhayal san karin    June 19, 2013
Hargeysa(Somalilandfuture) shirkad telesom oo ka mid ah shirkadah isgaadhsiineed ee dalka ayaa, mudo
Daahir Calasaw ILA-EEG iyo KULA-EEGAY ee khamiis laha ahaa oo aan khamiistii idiin soo gudbin barnaamijkii oo maanta eegaya Daahir Culusaw iyo weerarka uu ku hayo Dahab-shiil.    June 18, 2013
     ILA-EEG:  Waxa la yidhi beleda aan kaa qoslini belo maaha, miyaa aragteen yarkii mooryaank
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
June 2013
M T W T F S S
« May    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
Site stats
  • Who's Online

    5 visitors online now