Boobe oo Si Adag uga Hadlay Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee 26ka Juun+ Jawaab Kulul Ka Bixieyy Hadal Ka Soo Yeedhey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya

June 28, 2017 - Written by Maxamed Cabdillaahi Dubbe

Hargeysa(SLF):-Mujaahid/Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo sida oo kale na ah qoraa iyo taariikh-yahan xeel dheer, ayaa si aada uga hadlay qaladaad dhinaca magacyada gabayo iyo taariikho ku jiray khudbad habeenkii 26kii Juun uu magaalada Muqdisho ka jeediyey Madaxweynaha dalkaasi Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kuwaasi oo ku saabsanaa gabayadii loo tiriyey maalintii xornimada ay Somaliland ka qaadatay dawladdii Ingiriiska iyo weli ba taariikhda 26ka Juun.

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo arrimahan kaga hadlay mar uu maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sida oo kale waxa uu jawaabo adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha Aqalka-Sare ee Baarlamaanka Somaliya Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi kaasi oo ku saabsanaa calanka Somaliland ee hada ka taagan dalka.
https://www.youtube.com/watch?v=bmcuVO97dH4&feature=youtu.be

Comments are closed.

Amas University

Faalooyin
old man Indhihii Hibashada iyo Xusuusta La Ilmeeyey.    July 23, 2017
Maanta oo Axad ah ayaanu kulanay nin Oday ah oo aanu kawada tirsan nahay bahda shaqaalaha caafimaadk
BBC Soomaali Faallo: Si fiican ayay BBC-du Hargeysa ugu xustay lixdan-guuradeeda. Laakiin ma beddeli doontaa sida ay ula dhaqanto Somaliland?    July 20, 2017
Waxa Salaasadii Hargeysa lagu soo gunaanaday dabaaldeg Idaacadda iyo Telefishanka BBC-da ka socday m
DEG-DAG:- Ciidamada Booliska oo Jeelasha Ku Guray Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI+ Soo Dhaweyntii Weftiga Muuse Biixi ee Deegaanada Berbera oo Dadka Lagu Qasbaayey    July 18, 2017
Berbera- (SLF):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u
ahm aroos  1 HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO    July 17, 2017
Hargeysa— Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Ma
1 Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin    July 17, 2017
Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaa
Somaliland 18 May 2012..Waa Malintii… Midigta Isqabsaday
Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Site stats
  • Who's Online

    2 visitors online now